Khudbad Wasiir Yuusuf Garaad Shirkii Soomaaliya & Caalamka ee London Ka Jeediyey London

London 13. May 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa Khudbad uu ka jeediyey Shirkii Soomaaliya London loogu qabtay ee gelinkii dambe ee Khamiistii  la soo gebo-gabeeyey, ku sheegay inay Xukuumadda uu ka midka yahay ay ka go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Carruurta, Haweenka, Dadka laga tirada badan yahay, la-dagaallanka Musuqmaasuqa, dhismaha Laamaha dawladda,…

Read More

Guddoomiye Ku-xigeenkii Ururka NOW oo Iscashay, Su’aala Gelisay Inay KULMIYE ku sii Jirayso

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye Ku-xigeenkii Ururka Haweenka Qaranka Somaliland ee NOW, Yurub Abiib Cabdi,   ayaa sheegtay inay gabi-ahaanba iska casishay xilkii iyo xubinimadii ururkaas, waxaanay u mahadcelisay xubnaha ururka ee xilligii ay xilkan u tartamaysayna u coddeeyay. “Waxaan halkan  ka shaacinayaa inaan iska casilay xilkii aan u hayay ururka haweenka qaranka ee NOW iyo…

Read More

Wariye katirsanaa Raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka oo goordhaw Geeriyooday

Muqdisho 13. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa saakay magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayay, kadib markii magaalada London uga soo qeyb galeen shir looga hadlayay arimaha…Allaha u naxariistee waxaa goordhaw Isbitaal kuyaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeriyooday Wariye Maxamed Maxamuud Macalin (MM Macalin) oo katirsanaa…

Read More

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo Qaado Sharaf Ku Maamuusay Weftigii Imaaraadka ee Maanta Ka Qayb Galay Xaflada ay Shirkada DPW Kula Wareegtay Dekeda Berbera DAAWO

Berbera 11. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Maanta Magaaladda Berbera Gaar ahaan xarunta madaxtooyadda ee  Berbera Waxa uu Qado Sharaf ugu Sameeyay Weftigii Ka Socday Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ee Ka Qayb galay Daahfurka La Wareegista rasmiga ah ee Shirkada DPW ay Ku hanatay Maamulka Dekeda Magaalo Xeebeedka Berbera.

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Mr.Cadami Oo Ka Hadley Askar Cabasho La Xidhiidha Sicir Bararka ula Tagay Golaha Wakiilada

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay Ciidamo la sheegay inay ka gadoodeen sicir bararka baahsan ee dalka ka jira, oo tilmaamay in Mushaharkii ay qaadanayeen aanu waxba u taraynin, maceeshad qaaliyoowday awgeed. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, oo Wargeyska Geeska Afrika ugu horeyn wax…

Read More

Global Trade Enabler Dp World MARKS START OF CONCESSION IN Somaliland $442 Million Project To Develop Port Of Berbera Underway

Dubai, United Arab Emirates, 11 May, 2017: Global trade enabler DP World hascelebrated its 30-year port concession for the management and development of a multipurpose port project at Berbera, Republic of Somaliland which started on 2 March 2017. H.E. President of the Republic of Somaliland, Ahmed Mohamed Mohamoud and DP World Group Chairman and CEO…

Read More

“Wada hadallada bilowday ee Somaliland, waxaa rajeyneynaa inay noqdaan wada hadalo midho dhal ah, wax tar leh, Somaliland cabashadeeda la dhageyso, si ay u soo baxdo midnimo” Raysal Wasaare Xigeenka Dawlada Federaalka Somalia DAAWO

London 11. May 2017 (SDN/QJ):-Raysal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Khadar Guuleed ayaa ka hadlay wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya: “Wada hadallada bilowday ee Somaliland, waxaa rajeyneynaa inay noqdaan wada hadalo midho dhal ah, wax tar leh, Somaliland cabashadeeda la dhageyso, si ay u soo baxdo midnimo wada jir ah oo Soomaaliyeed taam ah, taas ayuu Madaxweynuhu nagu…

Read More

Qaabkii uu Maanta Ku Furmay Shirkii Looga Hadlayay Arrimaha Somalia ee Ka Qabsoomay Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska DAAWO

London 11. May 2017 (SDN/QJ):- Magaalada London waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo ay marti gelineyso dowladda Britain. Madaxweyne Farmaajo, wasiirka arrimaha dibeda ee UK iyo xoghayaha guud ee QM ayaa si wadajir ah shir jaraaid u qabtay gebagebadii shirka. Farmaajo ayaa u mahadceliyay hoggaamiyeyaasha caalamka iyo qurbo joogta Soomaaliyeed oo…

Read More

Xukuumada Somaliland Oo Iclaamisey Saamiga Ay Dawladda Itoobiya Ku Yeelan Doonto Dekedda Berbera

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Dr Cumar Shuceyb oo saaka u warramey laanta afka Soomaaliga ah ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa uu shaaciyey in xukuumada Somaliland ay Saami ka siisay dawlada Itoobiya Dekada Magaalada Berbera si ay u isticmaalaan. Wasiirka ayaa sheegaya in Saamiga ay dawladda Itoobiya ay ka heleyso dekedda…

Read More

Xaflad Balaadhan Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Berbera Ayaa Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyey Shirkada DP World Maamulka Dekeda Berbera SAWIRO

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayey ayaa maanta ka qayb galay munaasibad ay shirkada DP WORLD kula wareegaysay Dekada magaalada Berbera. Warbixintan waxa inoo faahfahinaya wariyaga inooga soo warama gobolka Saaxil. Munaasibadan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay kana soo qaybgaleen Madaxda ugu…

Read More

Xaaska Uu Ka Geeriyooday Guddoomiyihii Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Sheegtay In Xoog Lagaga Saxeexay Inay Toddobaad Kaga Baxdo Guri Ay 20 Sanadood Ku Jirtay

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Amran Maxamed Suldaan Xuseen Aabi oo ah Xaaskii uu ka Geeriyooday Alle ha u naxariistii Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland Cabdiraxmaan Ducaale, ayaa sheegtay in Dawladdu u qabatay inay muddo 10 Maalmood Gudahood ah kaga baxdo Gurigii ay ku jireen iyada iyo Carruurtii uu ifka kaga tagay Cabdiraxmaan…

Read More

Sarkaal Sare oo Hada Iska Casilay Xisbiga KULMIYE+ Sababaha Iscasilaadiisa oo uu Badka Soo Dhigay DAAWO

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyahii degmada Maxamuud Heybe ee xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE Md.Axmed Cabdi Cismaan (Dubbad), ayaa Maanta iska casilay xilkii iyo xubinimaddii uu ka hayey xisbigaasi KULMIYE, waxaana uu sheegay in xisbigaasi yahay xisbi aan lagu kalsoonaan karin isaga oo carabka ku dhuftay in uu xisbigaasi uu yahay xisbi kala qoqoban isla…

Read More

“Dalka Waxa Ka Taliya Afan Nin oon Loo Dooranin,Waxaynu Dooranay Axmed Siilaanyo oo Xitaa Aniga oo Udub ahaa u Codeeyay”.Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde DAAWO

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa si adag uga hadlay xaaladda dalka, waxaana uu sheegay in dalku uu maraayo xaalad aad u adag isla mar ahaantaana aanay ka talinin ciddii loo doortay isaga oo carabka ku dhuftay in wakhtigan la joogo xiliigii la iska tuuri…

Read More

Waddamada Somaliland Ka Taageera Dimuquraadiyada oo Go’aamiyey Laba Qodob oo Noqonaya Kuwii ugu adkaa ee ay ka qaataan Doorashooyinka Somaliland

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Wadamada Somaliland ka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed iyo doorashooyinka ayaa gaadhay go’aan adag oo khuseeya taageeradoodii maaliyadeed ee dhinacyadan. Dalalkan ayaa go’aansaday inaanay wax taageero dhaqaale ah ku bixin doorashada madaxtooyada iyo baarlamaanka Somaliland, dib u dhaca iyo muddo kordhinaha yimid dartood, waxaanay isku raaceen inaan wax taageero ah laga gaysan…

Read More

Qiimaha Lacagta Baska,Shaaha Iyo Maciishada Daruuriga Oo Mar Qudha Isbadelay,Noloshii Oo Cidhiidhi Sii Galaysa Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Aamusnaan Door Biday + Boqolka Dollar Oo Hal milyan Gaadhay

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Sixir bararka ayaa maalinba maalinta ka dambaysa Cirka isku sii shareeraya Somaliland,Waxa maalmihii u dambeeyay si weyn kor ugu kacay Qiimaha Maciishada lagu kala gato magaalooyinka Waa weyn ee Somaliland iyo Sidoo kale Waxyaabaha Daruuriga ah ,Waxaana God Madaw ku sii dhacaysa oo la sii nacayaa Isticmaalka in wax lagu…

Read More

Xoghayaha Guud ee WADDANI oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Go’aankii ay Ku Baajisay Xuska 18ka May DAAWO

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa dhaliilahii ugu adkaa ku ganay Madaxtooyada Somaliland isaga oo ku dhaliilay go’aankii ay ku baajisay qabashada xuska 18ka May, waxaana uu tilmaamay in arrintaasi ay dhabar jab ku tahay qaranka Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=2euJz2guZQ0

Read More

“Shacabka Degmada 26ka Juun Waa WADDANI.”.Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu waaweyn xisbiga WADDANI, ayaa ku dhawaaqey in uu shacabka ku dhaqan degamada 26ka Juun ee Hargeysa ay dhammaantood ba yihiin xisbiga WADDANI, waxaana uu tilmaamay in dalku badbaado u baahan yahay isla mar ahaantaana uu xisbiga WADDANI yahay kii walaaleyn…

Read More