Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Hailemariam Desaleng oo Si cad u Sheegay in aanay Fara Gelinayn Somalia,Marka ay La Kulmayaan Maamul Goboleedyadana ay Ruqsada ka qaadan doonaan DAAWO

Addis Ababa 07. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Hailemariam Desaleng ayaa carabka ku adkeeyay in Itoobiya ay aqoonsan tahay madaxbannaanida iyo wadajirka dalka Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in Dowladdiisa ay arrimaha siyaasadda dibadda ee Soomaaliya ay si toos ah ugala xiriiri doonto dowaldda federaalka. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in waligood aysan gacan dhaafin…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qayb galay Kulan Qaadhaan Loogu Uruurinayay Cisbitaal Loogu Magac daray Keligii Taliye Maxamed Siyaad Bare Iyo Cida Soo Abaabushay oo Hal Beel Isugu Biyo Shubatay DAAWO

Muqdisho 07. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawladda Federaalka Somalia Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Ka qayb galay Mashruuc Qaadhaan dhaqaale Loogu Uruurinayo Cisbitaal Loogu Magac daray Madaxweynihii Keli Taliska ahaa ee Somalia oo Lagu Magacaabo Jaale Siyaad Hospital Kaas oo ay hindisaha in la Sameeyo ay leeyihiin Shakhsiyaad ka soo Jeeda Beesha Madaxweyne Farmaajo. https://www.youtube.com/watch?v=Cl2XAknFvak

Read More

Maraykanka oo Qirtay in Askari lagaga dilay Hawlgal Soomaaliya laga fuliyey oo Al-Shabaab ka dhan ah & inta ka dhaawacantay

Washington 07. May 2017 (SDN/QJ):- Taliska dhexe ee Ciidammada Mareykanka ee Afrika ee (AFRICOM), ayaa sheegay in Askari Maraykan ah lagu dilay, laba kalena lagu dhaawacay hawl-gal ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose oo 40-KM Galbeed ka xiga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaas oo dhimashada iyo…

Read More

Facebook oo Shaqaalaysiinaysa 3,000 Shaqaale si loola Socd Muqaallada Dambiyada Tooska loo Baahiyo

New York 07. May 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Facebook, ayaa qorshaynaysa inay shaqaalaysiiso 3,000 (saddex kun) qof oo dib-u-eegis ku sameeya muqaallada iyo waxyaabaha kale ee lagu baahiyo bartan xidhiidhka bulshada, kadib markii lagu dhaleeceeyey in aanay si degdeg ah falcelin uga samayn fal-dambeeyaadyada isticmaalayaashu sida tooska ah Facebook ugu baahiyaan, gaar ahaan dilka. Shirkadda oo…

Read More

Shirkadda Oppo oo Soo Saartay Telefoon Kaamarad Xaga Hore ku leh oo aan Ul u Baahnayn & Khatarta ay Ku Hayso Shirkadii Hore u Soo Shaac-saartay ee SmartPhones

China 07. May 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Oppo ee dalka Shiinaha oo sannadkii 2016-ka si xawli ah u qabsatay suuqyada iibka talefannada casriga ah, ayaa toddobaadkii hore shaaca ka qaadday in ay dhowaan suuqyada keeni doonto talefanno casriya oo cusub. Shirkaddu waxa ay sheegtay in talefannadeedan oo ay u bixisay F3 ay talefannada hore dunida uga…

Read More

Qaybtii Labaad: Dhibaatada Caafimaad ee Qofka Waxaa Lagu Garan Karaa Calaamado ka soo If Baxa Fooda hore ee Wajigiisa & Talooyinka Caafimaad

Hargaysa 07. May 2017 (SDN/QJ):- Waa qaybtii labaad ee qormadan waxa aynu ku dul istaagaynaa qayb kasta oo wejiga ka mid ah calaamadaha haddii lagu arko lagu garanayo xaaladda caafimaad darro ee qofka haysa. Sunneyaasha dhexdooda: Wejiga inta u dhexeysa labada sunne waxaa inta badan saamayn aan fiicnayn ku yeesha suntada cuntada ka samaysanta/mariidka cabbista…

Read More

Gaadiidka Basaslayaasha ee u Kala Goosha Xaafadaha Caasimadda Hargaysa oo Kordhiyey Qiimihii ay Dadweynuhu Ku Raaci Jireen & Jahawareer ka dhashay DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa  Somaliland ka Taagan tahay Xaalad Sicir barar Kaas oo Saamayn Culus ku yeeshay Nolosha Bulshada Kadib Markii Hoos u dhac Xoogani ku Yimid Isticimaalka Shilling Somaliland oo uu ka Kor maray Lacagta Dollarka Isla markaana ay Xukuumadu ku Guul daraysatay Sidii wax looga qaban lahaa Loona Xakamayn lahaa fashilaadna…

Read More

Kulan Lagaga Arrinsanayey Sidii La Isu Waafajin Lahaa Xuska 18-May iyo Qadhaan Ururin Loo Samaynayo Dadka Reer Somaliland Ee Abaartu Saamaysay Oo Ka Qabsoomay Madaxtooyada JSL SAWIRO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Kulan saacado badan qaatay oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyada Somaliland ujeedadiisuna ahayd sidii laysula meel dhigi lahaa xuska 18-may 2017 iyo qaadhaan ururin loo sameeyo bulshada reer somaliland ee abaaruhu sameeyeen oo ay wada yeesheen xubno ka mida golaha wasiirada, guddida taakulaynta abaaraha iyo ururada bulshada rayidka ah.   Kulankaa…

Read More

Kalfadhigii koowaad ee aqalka sare oo maanta la soo xidhay,Iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Ka Cawday Dhaqaale La’aan Soo Food saartay

Muqdisho 06. May 2017 (SDN/QJ):-Waxaa maanta soo xiray kalfadhigii koowaad ee xildhibaanada baarlamaanka aqalka sare, kadib markii ay maanta yeesheen kulankii 28aad. Guddoomiyaha ayaa khudbad uu ka jeediyay xiritaanka kalfadhiga aqalka sare waxaa uu sheegay in mudadii uu socday kalfadhiga xildhibaanada aqalka Sare wax badan u qabsoomeen oo ay ka mid yihiin dhismaha xeer hoosaadyadii lagu…

Read More

Warbixino ku saabsan Magaca iyo Sawirada askarigii Maraykanka looga dilay Somalia

Muqdisho 06. May 2017 (SDN/QJ):-Warbaahinta Maraykanka ayaa saacadihii la soo dhaafay warbixino kala duwan ka qoray askariguu ka tirsanaa ciidamada Maraykanka ee shalay lagu dilay Somalia. Askarigan oo la oran jiray Kyle Milliken ayaa ahaa 38 jir ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee Maraykanka gaar ahaan qeybta Falmouth oo ka tirsan Maine. Sida uu baahiyey Telefishinka…

Read More

Laba Ruux Oo Ku Kala Geeriyoodey Badda Berbera Shaley Iyo Maanta

Berbera 06. May 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya degmada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa sheegaya in shaley iyo maanta ay badda Berbera ay ku geeriyoodeen laba qof,halka qofkalena xaaladdiisa lagula tacaalayo gudaha magaalada Berbera,kaddib markii ay shaley baddu liqdey,balse nasiib wanaag laga soo bad-baadiyey. Inta la ogyahay laba ruux oo midi ruux haweeney tahay…

Read More

Ambassador Maxamuud Cabdilaahi Jaamac (Sifir) oo Ku Geeriyooday Magaaladda New York ee Maraykanka & Xog Waran Noloshiisa ah oo uu Siiyay Barnaamijka Xusuus Reeb DAAWO

New York 06. May 2017 (SDN/QJ):-Alle ha u naxariistee waxa Dalka Maraykanka ku Geeriyooday Marxuum Ambassador Maxamuud Cabdilaahi Jaamac (Sifir) oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta Somaliland ee Caanka ka ah Dhulka Soomaalida. Geerida Marxuum Sifir waxa Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Dhambaalka Tacsida ah ee Madaxweynaha ayaa u qornaa sidan “Madaxweynaha…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Hablo Dhaqan-celis Ahaan Dalka Loo Keenay Oo Lagu Celiyey Qurbaha DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Hablo Dhaqan-celis ahaan loo keenay Hargeysa oo Dawladdu ku celisay Dalalka Reer Galbeedka oo Waalidiintooda markii hore ka soo kaxeeyeen. Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay Arrimo…

Read More

Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo oo Aqbalay Xil Ka Qaadistii Golaha Wasiiradu ku Sameeyeen Hanti dhawraha Guud ee Qaranka

Muqdisho 06. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u aqbalay xil ka qaadistii  Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ku sameeyeen Hanti Dhowrka guud ee qaranka Dr. Nuur Faarax. Madaxweyne Farmaajo ayaa soo saaray xeer Madaxwayne oo uu ku aqbalay xilka qaadistii hanti-dhawrka guud ay  ku sameeyeen golaha wasiirada,…

Read More

Fillim Ku Saabsan Taariikh Nololeedkii iyo Doorkii Hoggaamineed ee Marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Laga Joogaa Mudo Shan Iyo Toban Sano ah Markii Maanta oo Kale Magaalada Berbera Lagu aasay alle ha u naxaristee Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal Madaxweynihii Xiligaas ee Somaliland oo 3 Bishii May 2002kii ku Geeriyooday dalka Koonfur Africa oo Xaalad Caafimaad loo Geeyay. https://www.youtube.com/watch?v=EvrjjiBf4ac

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Soo Gunaanadey Tartan Ciyaareed Lagu Xusaayey Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan oo Ka Dhacay Garoonka Cadeyse ee Degmada Maxamed Mooge ee Hargeysa DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa soo gebo-gabeeyey tartan ciyaareed lagu xusaayey Alle ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan oo uu soo qaban-qaabiyey xisbigaasi isla mar ahaantaana ka dhacay garoonka cadeyse ee ku yaala degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Tartan ciyaareedkan oo ujeedkiisu ahaa siddii da’yarta…

Read More

12 Ka Mid ah Hablihii Lagu Qabtay Madarasad Ku Taala Magaaladda Hargaysa oo Loo Dhoofiyey Dalalkii ay ka Yimaadeen

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):-Laba iyo toban hablood (12) oo reer Somaliland ah oo toddobaadkan laga soo qabtay dugsi boodhin ah oo ku yaala magaalada Hargeysa, ayaa shalay dalka laga dhoofiyay, iyagoo ku jihaysan dalal ay dhalashadooda haysteen oo ay markii hore ka yimaadeen. Warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in 12-kan hablood oo…

Read More

”Madaxweyne Is Casil Talada Dalkana Ku Wareeji Madaxweyne Ku Xigeenkaaga Saylici Waayo Sharaftaadi Way dhimatay” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland Kuna abtirsada Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ugu Baaqay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo inuu is Casilo Maadaama Sida uu Xusay ay dhimatay Sharaftiisii. https://www.youtube.com/watch?v=dhZQPTANRA8

Read More

”Xitaa Wakaaladda Wararka ee Somaliland Solna Ma Gaadhsiin Karaan Caalamka Dhibaatada ina Haysta oo Xitaa English iyo Carabi Waxba Kuma Qoraan” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 06. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka hadlay Dhibaatooyin badan oo Somaliland Wehel la ah Isla markaana ay Xukuumadda Jirtaa Ku Guul daraysatay Sidii ay Bulshada Caalamka ugu Gudbin lahayd Qadiyada aqoonsi raadinta Somaliland.  

Read More