Aas Qaran oo Muqdisho Loogu Sameeyay Wasiirkii Hawlaha Guud ee Dawlada Somalia oo Xalay Lagu Dilay Agagaarka Madaxtooyada & Madaxweyne Farmaajo oo Soo Gaabiyey Safarkii uu Ku Joogay Addis Ababa Kana Qayb galay Jinaasada Marxuunka SAWIRO
Muqdisho 04. May 2017 (SDN/QJ):- Meydka wasiirkii howlaha guud ee xukuumada Soomaaliya marxuum Cabaas Siraaji oo xalay lagu dilay Muqdisho ayaa si heer Qaran ah loogu aasay magaalada Muqdisho, waxaana aaskiisa ka qeyb galay madaxda ugu sareysa dowlada. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Raisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Madax kale ayaa…
