Daroogada Cocaine-Ta Oo La Ogaadey Inay Saamayso Qaybo Kamida Maskaxdu Shaqaday Qabato
New York 19. June 2017 (SDN/QJ):-Daraasad cusub oo ay soo saareen koox Maraykan ahi ayaa lagu ogaadey in qaadashada daroogadan oo saacado yar la qaataa ay maskaxda ku keento dhaawac weyn oo ay gaadhsiiso meelaha u qaabilsan waxbarashada iyo weliba go’aan qaadashada. Daraasadan ayaa tilmaantay in qofka qaata daroogadan loo yaqaano Cocaine-ta uu noqdo qof…
