HARGEYSA: Haweenay Sheegtay Inay Xanuun Ka Qaadday Isticmaalka Bariis Caag Ka Samaysan & Xukuumadda Oo Ka Hadashay DAAWO
Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Suuqyada Somaliland ayaa lagu arkay Bariis Macmal ah isla-markaana lagu sheegay Caag, kaasi loo soo ekaysiiyey Bariista Saxda isla-markaana khatar Caafimaad weyn ku keenaya Bulshada, haddaan laga hor-tagin. Dhowr bilood ka hor, ayaa Dawladda Nayjeeriya waxay sheegtay inay qabatay Bariis laga sameeyay Caag, kaasi oo suuqyadeeda la soo geliyey, si…
