Wasiirka Gaadiidka Itoobiya oo Ka Hadlay Qorshaha Itoobiya ee Dekeda Berbera & Suurto Galnimada inay Ka Mid Noqdaan Maalgashiga Sadex Geesoodka ah
Addis Ababa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka gaadiidka Itoobiya Mr. Axmed Shide, ayaa ka hadlay doonista ay Itoobiya doonayso inay isticmaasho dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo weliba inay qayb ka noqoto maalgashiga saddex geesoodka ah ee Somaliland iyo DP world. Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee Itoobiya ayaa cadadkiisii 29…
