Muxuu Madaxweyne Trump kala noqdey shirka G20 ee soo dhamaadey?
Washington 11. July 2017 (SDN/QJ):- Sida lagu soo waramayo Madaxweyne Trump-ka mareykanka ayaa waxaa uu joojiyey shirkii jaraa’id ee uu qaban lahaa kadib kulankii G20 ee Jarmalka ka dhacay. Kadib markii uu kulan la qaatey madaxweynaha Shiinaha ayuu madaxweyne Trump ka duuley halkaasi, Kadib dhoofitaankiisa Trump ayaa waxaa uu sheegey in uu si weyn ugu…
