Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Kormeer la Xidhiidha Xog ogaal u Noqoshada Qaabka ay u Socota Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha Ku Tegay Maanta Sallaxley Iyo Balli Gubadle,Iyo Caqabadaha Jira SAWIRO/DAAWO
Hargaysa 11. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Isla Markaana ah Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici & Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Maanta Kormeer ku saabsan u Kuurgelida Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha ku soo Maray Magaalooyinka Sallaxley Iyo Balligubadle iyo Jiido ku teedsan Xudduuda. Ujeedada kormeerka Madaxwayne ku-xigeenka ayaa waxay daarnayd u…
