“Dawladdu waxay ku hawlantay helista Xog dhammaystiran oo la xidhiidha Heshiiska Dekedda Berbera,Sidoo Kale Waxaan Rajaynaynaa in Dhamaadka Sannadkan aanu la Wareegno Maamulka Hawada Somalia..” Madaxweyne Farmaajo DAAWO
Muqdisho 10. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa sheegay in Heshiiska dhex-maray Somaliland iyo Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee DP World ee lagu wareejiyey Maamulka iyo Maalgelinta Dekedda Berbera oo ay 30-ka sano ee soo socda gacanta ku hayn doonto in uu ka horreeyey Maamulkiisa, isla markaana ay dawladdu hawlo…
