Guddoomiyaha KULMIYE Oo Suuqyada Burco Dhex Mushaaxay, Shacabkana La Shaaheeyey DAAWO
Burco 08. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Burco maanta kala shaaheeyey maqaaxiyaha laga qaxweeyo ee badhtamaha magaalada ku yaalla. Guddoomiyaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah hoggaanka sare ee KULMIYE, ayaa goobo kala duwan oo magaalada Burco ku yaalla shacabka…
