Wasiir Isu Bedalay Afhayeen oo Ka Qeyliyey Taageeradii Reer Burco ee WADDANI+Ka Hadlay Sababta Muuse Biixi Looggu Soo Dhaweyn Waayey Burco
Burco 07. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Md.Kaysar Cabdillaahi, ayaa afhayeenka noqday Xisbiga KULMIYE markii uu ka jawaabay sida oo kale na faah faahin ka bixiyey sababaha wefti uu hoggaaminaayo Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE looggu soo dhaweyn waayey magaalada Burco. Akhri, qoraal uu arrimahaas kaga hadlaaya wasiirkan isu bedelay…
