LAYAAB: Wiil 16 Jir Ah Oo Guursaday Haweenay 71 Jir Ah !!
Hargaysa 09. July 2017 (SDN/QJ):- Wiil u dhashay Dalka Indonesia oo da’diisu tahay 16 sano jir, ayaa Guursaday Haweenay aad uga da’wayn oo 71 sannadood jir ah, ka dib markii ay u ku hanjabeen inay Nafta iska jari doonaan haddii Qoysaskoodu ka horyimaaddaan ama diidaan Guurkooda. Islaantan 71-jirka ah, ayaa labada Qoys ee ay ka…
