Wargeys Norway Ka Soo Baxa Oo Soo Bandhigay Masuul La Filayo In Madaxweyne Muuse Biixi U Magacaabo Wasiirka Baatroolka Iyo Macdanta
Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Wargeyska Nettavisen ee ka soo baxa dalka Norway, ayaa baahiyay nin la filayo inuu Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabo wasiirka macdanta iyo khayraadka dabiiciga. Wargeysku, isagoo soo xiganaya xoggo muhiim ah oo uu helay wuxuu sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, la filayo inuu wasiirka macdanta…
