Maxay Madaxweyne Siilaanyo Ku noqonaysaa Hadii uu Wareejiyo Dayntii uu Rayaale ku Dhaliili Jiray?
Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha talada wareejinaya toddobaadkan Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu madaxweynaha la doortay ku wareejiyo dayn laxaad leh oo la sheegay inaan la filayn. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo la xidhiidha xadiga daynta uu madaxweynaha hore iyo xukuumadiisu ku wareejin doonaan madaxweynaha la doortay iyo xukuumadiisa, haddana…
