Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland Iyo Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani?
Hargaysa 06. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay kulan fool-ka-fool ah la yeeshay suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani oo ka mid ah madaxda dhaqanka ee beelaha Somaliland. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay kulankaas oo ka qabsoomay Hargeysa. Laakiin warar xogogaala ayaa Geeska Afrika u…
