Diyaaradaha Dagaalka Israeli Oo Duqeyn Ka Geystay qeybo ka mid ah dalka Syria
Washington May 04 2013 (SDN)— Warbaahinta dalka Maraykanka ayaa soo warisay in diyaaradaha dagaalka Maamulka Israel ay duqeyn ka geysteen meelo ka mid ah dalka ay xasaraduhu ka jiraan ee Syria. Saraakiil aan magacyadooda la shaacin ayaa sheegay in duqeynta lala bartimaameyd saday hub laga keenay dalka Libanan oo yaalay dalka Syria, kaasi oo ay…
