Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Gaaray Dalka Turkiga
Ankara April 07 2013 (SDN)– Xogahaya Arrimaha Dibadda dowladda Maraykanka ayaa gaaray dalka Turkiga halkaasi oo lafilayo in uu wada hadalo looga hadlayo arrimaha Israel iyo Syria kula yeelsho Madaxda dowladda Turkiga. Xoghaye John Kerry ayaa wada hadaladiisa ugu horeen diirada ku saari doona sidii dib loogu soo celin lahaa xiriirkii wanaagsanaa ee ka dhexeeyay…
