admin

    Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxda dalka Jabuuti (Sawirro)

    Jabuuti, April 03.2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya xubno ka tirsan golaha Wasiirada ooo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Gaashaandhiga…

    Read More

      War Saxaafadeed: Talo Soo jeedin Ku Aaddan Dhibaatooyinka Ka Taagan Deegaannada Digil & Mirifle

      Warsaxaafadeed:Nuqul Ka mid ah la soo gaarsiiyay Xafiiska Shabakada Warbaahinta Radio Codka Qaranka ee Muqdisho. Mudane Guddoomiye, Mudanayaasha Wasiirada, Mudanayaal iyo Marwooyin,  Iyadoo laga ambaqaadayo dhibaatooyinka daba dheeraaday ee ka taagan Deegaannada Digil iyo Mirifle , kaasoo isugu jiray, mid Amni, maamul iyo dhaqaale, ayaa waxaa hadda ugu sii darsamay khilaafaadk mas’uuliyiinta Digil iyo Mirifle…

      Read More

        Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo u kicitimay Jabuuti

        Muqdisho April 03 2013 (SDN)— Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta u duulay Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha uu hogaaminayo ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi kale kuwaasi oo gaari doona dalka Jabuuti. Ujeedka socdaalka Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa lagu…

        Read More

          Dowladda Canada oo qeyla dhaan ka muujisay Soomaalida dalkeeda galeysa iyo kuwa ka soo baxaya

          Sida ay qortay jariirada Global News iyadoo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan hay’ada Sirdoonka Canada,waxay shaacisay in Xukuumada Canada cabsi weyn ka muujineysa Qatar dhanka ammaanka kaga soo wajahan xilli gudaha dalkaasi ku sii badanayaan dhalinyarada gacansaarka la leh Al-Shabaab. Hay’ada ugu sareysa ee dhanka Sirdoonka Canada ayaa cadeysay in warbixino badan xafiiskooda ay soo…

          Read More

            Xildhibaano ka tirsan Barlmanka Soomaaliya oo ku sii jeeda Magaalada Kismaayo

            Muqdisho April 03 2013 (SDN)– Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta laguwadaa inay gaaraan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose halkaasi oo uu ka socdo shirka Jubaland. Xildhibaan Tahliil Cabdi Maxamed oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa usheegay warbaahinta in qorshaha kismaayo ay utagayaan ay tahay taageerada shirka Jubaland.Wuxuu sheegay inay doonayaan…

            Read More

              Axmed Madoobe Oo Sheegay In Lagu Hayo Dagaal Lagu Burburinayo Maamulka Jubaland

              Kismaayo April 03 2013 (SDN)— Guddoomiyaha maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in dagaal lagula jiro dhismaha maamulka Jubbaland. Isaga oo ka hadlaye hoolka uu ka socdo shirka Jubaland ee shalay Dastuurka maamulka Jubaland uu yeelanayo lagu ansixiyay ayaa wuxuu sheegay in dhismaha maamulka Jubaland lagula jiro dagaal adag….

              Read More

                Dowladda Maraykanka Oo Wacad Ku Martay in ay difaaci doonta K/koofureed

                Washington April 03 2013 (SDN)– Wasiirka Arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry oo kulan kula qaatay Magaalada Washington dhigiisa Kuuriyada Koofureed ayaa waxa uu sheegay in dowladda Maraykanka ay ka go’antahay difaacida Xukuumada Seol. John Kerry ayaa sheegay in Maraykanka uusan marnaba Aqabalayn Nugleer ay sameystao Kuuriyada Koofureed islamarkaana ayku dhaqaaqi doonaan si kasta oo ay…

                Read More

                  Ergada ka qeyb galeysa shirweynaha dib u habeynta Garsoorka oo afar gudi loo qeybiyay (Sawirro)

                  Muqdisho-02-April-2013..Shirweynaha Qaran ee wadatashiga Garsoorka Soomaaliya oo maalintii Labaad si toos ah uga socda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qeybgalay Afheyeenka Golaha Shacbiga Soomaaliyeed Prof.Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Abuukaatee Ceydiid Ilkaxanaf,Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Dhammaan Ergada mataleysa dadka Soomaaliyeed ee Shirka lagub casuumay. Ugu horeyntii waxaa Khudbad ku saabsan…

                  Read More

                    Shirka Looga Hadlayo Arimaha Garsoorka Dalka Oo Maalintii Labaad Muqdisho Ka Socda

                    Muqdisho April 02 2013 (SDN)— Shirka looga hadlayo arimaha dib u eegista garsoorka dalka ayaa wuxuu ka socdaa Magaalada Muqdisho iyadoo maalintii labaad uu galay shirka. Ergada ka qeybgalaysa shirka ayaa ku sugan madasha uu ka socda Shirkaasi ee Hoteel Jazeera ee Magaalada Muqdisho. Maanta waxaa ka qeybgalaya shirka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…

                    Read More

                      Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulan howlagalada AMISOM looga hadlayay La qaatay Wakiilka AU ee Soomaaliya

                      Muqdisho April 02 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Ergayga Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Annadif kaasi oo ay kawada hadleen arrimo badan oo quseeya xaalada dalka uu hada ku suganyahay. Kulanka Madaxweynaha iyo Ergayga Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya oo Albaada u xirnaayeen ayaa markii uu soo idlaaday kaddib…

                      Read More

                        Waxgaradka Jubbooyinka Oo Maamulka KMG Ee Loo Magaacabay Gedo Ku Tilmaamay Dhabarjabka Shirka Jubaland

                        Baladweyne April 02 2013 (SDN)— Waxgaradka Gobalada Jubbooyinka ayaa ka hadlay maamulka KMG ah ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu kaga dhawaaqay Magaalada Garbahaareey ee Gobalka Gedo koonfurta dalka Soomaaliya. Suldaan C/casiis Cumar Daad Bayle oo kamid ah salaadiinta Jubbooyinka ayaa u sheegay Shabakada SDN Xafiiska Magaalada Muqdisho in maamulka loo magacaabay Gobalka Gedo uu yahay…

                        Read More

                          Kulan Amaanka Gobolka Hiiraan Looga Hadlayay oo ka dhacay xalay Baladweyne

                          Baladweyne April 02 2013 (SDN)— Ujeedka kulanka ayaa ahaa ka hadlida ammaanka Gobalka Hiiraan deeganada ay gacanta ku hayso Dowladda Soomaaliya iyo ciidanka AMISOM. Iswareysiga dhanka ammaanka ah ee Gobalka Hiiraan ayaa todobaadkiiba ciidanka AMISOM iyo maamulka Gobalka Hiiraan ay isugu yimaadaan Gobalkaasi iyadoo la isku wargelinayo waxyaabaha Gobalka kusoo kordhay. Maxamed Macalin Yuusuf Garabeey…

                          Read More

                            Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Finland

                            Muqdisho, Soomaaliya, April, 01, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud ayaa maanta waxaa Madaxtooyadda ku soo booqday wafdi uu hogaaminayay Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Finland Mudane Erkki Tuomioja . Madaxweynaha ayaa waxaa wehliyay R/Wasaare K/Xigeenka ahnaWasiirka arimaha dibadda Marwo Fowsiyo Yusuf  Xaaji Aadan, Wasiirka arrimaha bulshadda Marwo Maryan Qaasim, iyo Wasiirka Qeyraadka Mudane Cabdi…

                            Read More

                              Wafdi ka socda dowladda Finland Oo Muqdisho Gaaray

                              Muqdisho April 01 2013 (SDN)— Wafdi wasiiro ah oo ka socda dowladda Finland ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyadoona siweyn loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cade. Wafdiga ka socday dowladda Finland ayaa waxa uu ka koobnaa Wasiirka Arrimaha Dibadda, Wasiirka Khayraadka, iyo Wasiirka Hormarinta Africa u qaabil’san waxaana…

                              Read More