admin

    Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furay Shirweynaha Dib u habeynta Garsoorka Soomaaliya (Warsaxaafadeed) Sawirro

    Muqdisho..01.April.2013…. Shirweynahan Qaran oo ay martigelinayso Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa iclaamiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyadoo lagu casuumay Wakiillo ka socday Maamullada Gobollada Dalka,Gar-yaqaanno,Aqqoonyahanno iyo Culumaa’udiin ka kala yimid Gudaha iyo Dibadda Dalka. Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo jeediyay Khudbaddii Furitaanka Shirweynaha ayaa Sheegay in Shirkaani uu aasaas u yahay sidii…

    Read More

      Shirkii Dib U habeynta Garsoorka Loogu Magacdaray Oo Muqdisho Ka furmay iyo Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay

      Muqdisho April 01 2013 (SDN)– Furitaanka shirka kadib hadalo ay jeediyeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dhamaantood rajo wanaagsan ka muujiyeen in shirka looga hadlayo garsoorka dalka ay kasoo baxaan waxyaabo mira dhal ah oo horseed u noqda garsoor wanaagsan oo uu dalka yeesho. Madasha shirka uu ka dhacay oo ah Hoteelka Jazeera ayaa…

      Read More

        UAE, Somalia sign agreement

        Abu Dhabi: The United Arab Emirates (UAE) and Somalia have signed a memorandum of understanding (MoU) to further bilateral relations in political, security, diplomatic, economic, investment and developmental sectors. It was signed Sunday by UAE’s Foreign Minister Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan and Somalian Foreign Minister Fowsiyo Yussuf Haji Adan. Both the leaders also…

        Read More

          Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabkta Oo Heshiis dhinacyo badan Taabanaya kala saxiixday

          Dubai April 01 2013 (SDN)— Xukuumadaha Dubai iyo Muqdisho ayaa saxiixday heshiis Isfaham ah (MOU), kaasi oo diirada saari doona xariir labo geesood ah ee ka dhexeeya Somaliya iyo Isutaga Imaaraadka Carabta. Heshiiska ay labadan dhinac kala saxiixdeen ayaa ku qotoma dhinacyada Siyaasada, Ammaanka, Diblumaasiyada, Dhaqaalaha, Maalgelinta iyo Hormarinta Hay’addaha dowliga ah. Heshiiskan Waxaa Soomaaliya…

          Read More

            R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayay oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garbahaarey (Sawirro)

            Garbahareey, March 31.2013——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayna ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga, xildhibaano iyo saraakiil kale ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Wafdiga ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey boqolaal dadweyne ah kuwaasoo…

            Read More

              R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Gobolka Gedo

              Garbahaarey March 31 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa gaaray Gobalka Gedo isaga iyo xubno kamid ah Wasiirada Soomaaliya oo maalmahan booqasho ku maraye Gobalada dalka. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garbahaareey halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen maamulka Gobalka Gedo iyo shacab badan. Wasiirada arimaha…

              Read More

                Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo markale u hanbalyeeyay Dhigiisa Cusub ee Kenya

                Dubai March 31 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madxweynaha dhawaantan la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyati,isagoona sheegay in si weyn ay u soo dhaweynayaan. Anigoo ku hadlaya magaca dowlada iyo shacabka Soomaaliya,waxaana hanbalyo gaarsiineynaa Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya,waxaan kalsooni ka muujineynaa hogaamintaada Kenya inay horseedi…

                Read More