Dowladda Imaaraadka Oo Dowladda Soomaaliya ka caawineysa Dib u dhiska Ciidanka Soomaaliyeed
Dooxa March 30 2013 (SDN)– Sida uu qoray wargeyska Qaliij Times,waxaa si wada jir ah u kulmay Mdaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhaxal sugaha Bqortooyada Sacuudiga ahna ku xigeenka Sarkaalka ugu sareeya ciidamada isku taga imaaraadka Carabta,iyagoona ka wadahadlay arimaha Soomaaliya. Mas’uuliyiintan oo ku kulmay qasriga Madaxtooyada Dubai ayaa si wanaagsan waxay diirada u…
