Dowladda India Oo Sheegtay In Ay Taageerayso Ciidamada Nabada Ilaalinta Midowga Africa AMISOM
New Delhi March 28 2013 (SDN)– Warbixin uu soo saaray raysal wasaaraha dalka Hindia Manmohan Siin ayaa lagu sheegay in dowlada Hindia si weyn ula dhacsan tahay horumarada dhinacyada taabanaya ee ka jira dalka Soomaaliya. Raysal wasaaraha India ayaa ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen hogaamiyaasha Africa kaasi oo ka dhacay dalka Koonfur Africa,kaasi…
