admin

    Xasan Sheekh Maxamuud: Hadii Aan Nabad Jirin Nolol Majirto

    Muqdisho March 25 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in amnidarada jirta ay saameyn weyn ku yeelan karto hay’adaha Dowladda. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay meel aan amaan ka jirin inuusan ka jirin nolol xitaa culimada aysan masaajidka cibaadeysi utagi karin.Madaxweynaha ayaa ku sifeeyay nolosha heer waliba oo ay leedahay…

    Read More

      Fanaaniin Isugu jira Soomaali iyo Ajaanib oo Shalay Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

      Muqdisho March 25 2013 (SDN)– Faaniin isugu jira Soomaali iyo Ajaanib ayaa maanta Muqdisho soo gaaray ayagoona lagu soo dhaweeyey garoonka Adan Ade International Airport ee Magaalada Muqdisho. Fanaaniintani oo ay hogaaminayeen fanaaniinta Soomaaliyeed ee Waayaha Cusub ayaa safarkooda waxaa ku wehliyey fanaaniin u kala dhashay Wadamada Mareykanka, Afgaanistaan, Kenya Iyo Ethiopia. U jeedka fanaaniintani…

      Read More

        Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo u anbabaxay Magaalada Kismaayo

        Muqdisho March 24 2013 (SDN)— Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose. Wafdigaan Wasiirada ah ee maanta u ambabaxay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya.Inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn ujeedka wafdigaan Wasiirada ah…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Qaarkamid ah Xarmaha Ciidamada iyo Wasaarada Gaashandhiga ee Soomaaliya

          Muqdisho March 24 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta markii ugu horeysay tan iyo markii la doortay booqasho ku tagay wasaarada Gaashaandhiga iyo xarunta taliska ciidanka xooga dalka ee Villa Baydhabo. Socdaalka Madaxweynaha uu ku tagay xarumaha ciidanka ee Magaalada Muqdisho ayaa ujeedkiisa wuxuu yahay u kuurgalka xaaladaha kala duwan ee ciidanka halkaasi…

          Read More

            Prof: Jawaari Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Oo gaaray Magaalada Baydhabo

            Baydhabo 24 2013 (SDN)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay. Socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ku wehliya Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo sidoo kale saraakiil ciidan iyo Xildhibaano kasoo jeeda Gobalada Baay iyo Bakool. Iyadoo maalmahan si aad ah loo…

            Read More

              Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka oo Lagu Eedeeyay In ay Kadanbeysay Dhaliyaro lagu Dilay Muqdisho (DHAGEYSO)

              Muqdisho March 22 2013 (SDN)– Midka Mid ah dadkii ku xirnaa Xabsiga Madaxtoyada kuyaalla ee ay Maamulaan Ciidamda Nabada Sugida Qaranka oo La hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Sheegay in Ciidamada Nabad Sugida ay Xabsiga Kala Baxeen Afar Nin oo dhalinyaro Ahaa oo dhawaan Sixun loogu dilay Magaalada Muqdisho. Waxa uu…

              Read More

                Xildhibaan Saado Cali Warsame oo Iska Casishay Ka Mid ahaan Shaha Barlamanka Soomaaliyeed

                Muqdisho March 24 2013 (SDN)– Ilo Wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa u sheegay Shabakadda SDN in Xilibaanad Saado Cali Warsame oo ka tirsaneyd Barlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya ay iska casishay xilkaasi. Xilibaan Saado Cali Warasme ayaa guddoonka sare ee Barlamanka Soomaaliya u gudbisay Warqada Iscasilaada waxaana ay ku sababeysay caafimaad xumo la soo daristay tan iyo…

                Read More

                  Wasaaradda Gaashaandhigga “Diyaar Garoowgii Aan Dib Ugula Wareegeynay Magaalada Xudur Meel Wanaagsan Ayuu Marayaa”…WARSAXAAFADEED

                  Muqdisho March 24 2012 (SDN)— Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxey meel wanaagsan marsiineysaa diyaargarowgii ugu dambeeyey ee ay kula wareegeyso magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa yiri “diyaargaroobidda aynu u diyaar garoobeyno inaan dib ugula wareegno degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool wuxuu marayaa meel wanaagsan…

                  Read More

                    Howlgallo Lagu Soo Balaaran oo Ciidamda Raaskambooni ay Saaka Kawadaan Magaalada Kismaayo

                    Kismaayo March 24 2013 (SDN)– Kagadaal markii Shalay uu bartamaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose uu ka dhacay qarax xoogan ayaa saakay Magaaladaasi waxa ka soconaya howlgal lagu xaqiijinayo Amaanka islamarkaana lagu soo qabanayo dadkii ka danbeeyay qaraxii shalay dhacay. Ismaaciil Dhuxuloow oo ah madaxa amniga maamulka KMG Gobalada Jubbooyinka ayaa saxaafada usheegay inay…

                    Read More

                      Dowladda Sweden oo Safiir Cusub u soo Magacaawday dalka Soomaaliya

                      Stockholm March 23 2013 (SDN)—  Warsaxaafadeed laga soo saaray Wasaarada Arrimaha Dibadda Sweden ayaa waxaa lagu shaaciyay danjiraha cusub ee dalkaasi u fadinaya dalka Soomaaliya oo hada dowladda cusub ee hogaanka qabatay. Warsaxaafadeedka ayaa lagu xusay in Danjire Mikael Lindvall uu yahay safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya….

                      Read More

                        Kulan Looga Hadlayay Amaanka oo maanta Muqdisho ka dhacay

                        Muqdisho March 23 2013 (SDN)— Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliyeed C/kariim Xuseen Guuld ayaa maanta kulan ku la qaatay Magaalada Muqdisho Hay’adaha Amanaka iyo Gudoomiyaha degmooyinka gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Amaanka dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyadoo dhinacyadii ka qeybgalay ay isweydaarsadeyn Arrimo badan oo quseeya Amaanka…

                        Read More

                          Odoyaasha Baydhabo iyo Ciidamada AMISOM uu kulan Yeeshay

                          Baydhabo March 23 2013 (SDN)— Kulankaan oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ayaa waxaa looga hadlay ka bixitaanka ciidanka Ethiopia ee Gobalada Baay iyo Bakool. Odayaasha dhaqanka ee Gobalka Baay iyo sidoo kale saraakiil ka socotay AMISOM ayaa yeeshay kulanka iyadoo Saraakiisha AMISOM ay shaaciyeen in ciidanka Ethiopia howl badan ay qabteen. Sarkaal…

                          Read More

                            Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda oo ka qarxay Magaalada Marka

                            Marka March 22 2013 (SDN)— Dagaal u dhexeeyay Ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu ka qaraxay Magaalada Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose. Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya uu ka bilaawaday Magaaladaasi iyadoo dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayaan labada dhinac…

                            Read More