admin

    Ciidamada AMISOM oo qorsheynaya In ay La wareegaan Gacan ku heynta goobihii ay Baneeyeen Ciidamada Ethiopia

    Muqdisho March 22 2013 (SDN)— Sida ay daabacday wakaalada wararka ee AFP ciidamada midowga Africa ee dagaalka kala horjeeda ciidamada Alshabaab ayaa isku diyaarinaya sidii ay ula wareegi lahaayeen degmada Xudur oo dhawaan markii ay ka baxeen ciidamada Ethiopia ay la wareegeen ururka Alshabaab. “Waxaan gurmad u direynaa si ay u hubiyaan deegaanada Baay iyi…

    Read More

      Wasaarada Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay sameyneyso Sharciyada Saxaafa Soomaaliya

      Muqdisho March 22 2013 (SDN)— Xilli shalay Muqdisho uu ka dhacay shir looga hadlayay xeerka Saxaafadda Soomaaliya isla markaasin ay soo qaban qaabisay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayna ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee warbaahinta ayaa arimihii kulankaasi lagu gorfeeyaay waxaa qeyb ka ahaa de,dejinta sharci hogaamiya Saxaafadda Soomaaliya. Ku xigeenka wasiirka war faafinta…

      Read More

        Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta Yeeshay Kulan Xasaasi Ah (Warsaxaafadeed)

        Khamiis, March 21, 2013—-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen qorshe loogu magac daray “The New Deal”, Arrimaha Amniga, iyo soo celinta hantidii dowladda gaar ahaana Warshaddihii dalka….

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Khabiir Ka socda Qaramada Midoobay

          Muqdisho March 21 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga Qaramada Midoobay uqaabisaln xuquuqda aadanaha oo maalmahan booqasho ku joogay Magaalada Muqdisho. Kulan labada dhinac ay wada qaateen kadib ayeey siwadajir ah ula hadleen saxaafada iyaga oo sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha ay kawada hadleen.Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…

          Read More

            Booliska Zampia oo gacanta ku dhigtay Muhaajireen Soomaali iyo Ethiopian isugu jira

            Lusaka March 21 2013 (SDN)– Ciidamadda ammaanka ee wadanka Zambia ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 11-muhaajiriin Soomaali oo si sharci-daro ah ku soo galay dalkaasi. Muhaajiriintaas ayaa lagu qabtay Tuuladda Nakonde, xilli ay doonayeen inay kaga sii gudbi lahaayeen Caasimadda dalkaasi ee Lusaka.Gaariga ay la socdeen Muhaajiriintaas ayaa waxaa jidka u galay askar ka…

            Read More

              Yemen oo Amar kubixisay in Saacdo Gudahood looga qaado Markiib Soomaaliyeed oo yaala Dakada Cadan

              Cadan March 21 2013 (SDN)– Hay’ada maamusha Dekada Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa amar kasoo saartay maraakiibta Soomaalida ee taala dekada Magaaladaasi in saacado looga saaro gudaha dekada. Amarkaan kasoo baxay Hay’ada maamusha Dekada Magaalada Cadan ayaa waxaa lagu wareejiyay isaga oo qoraal ah qunsulka Soomaaliya ee dalka Yemen Axmed Suudaan.Arintaan ayaa ka dambeysay…

              Read More

                Puntland oo faah faahin ka bixisay dad la soo afduubtay oo ay qabteen

                Garoowe March 21 2013 (SDN)– Kadib markii shalay ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ay gacanta ku dhigeen shan hablo oo la sheegay in laga soo afduubtay deeganada koonfurta Soomaaliya ayaa arintaasi waxaa faah-faahin ka bixiyay Wasaarada haweenka ee Puntland. Agaasimaha waaxda daryeelka caruurta Aamino Maxamuud Nuur ayaa sheegtay in hablahaan lagu qabtay Koontaroolka Magaalada Garoowe…

                Read More

                  Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo gaaray Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe

                  Jowhar March 20 2013 (SDN)— Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray Degmada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Ujeedka wafdigaan ayaa waxaa lagu sheegay ukuurgalka xaaladaha kala duwan ee Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalkaasi iyadoo ay kormeereen xarumo dhowr ah. Waxaa Magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay maamulka…

                  Read More

                    R/wasaaraha Soomaaliya Saacid oo kulan La qaatay Qabiir Ka socda Qaramada Midoobay

                    Muqdisho March 20 2013 (SDN)— Raii’sal Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kula kulmay Muqdisho qabiir madax banaan oo qaabislan dhinaca xuquuqul aadanaha oo ka socday Qaramada Midoobay kana mid ah gudi gaar ah qubaro ah oo ay Qaramada Midoobay u xilsaartay arimaha bini’aadanimada Soomaaliya. Qabiirkan oo lagu magacaabo Dr Shamsul Baari aya markii kulankoodu soo idlaaday…

                    Read More

                      Ururka Midowga Yurub oo Maaliyiin Doolar ugu Deeqay Howlgalka Nabad Ilaalinta AMISOM

                      Nairobi March 20 2013 (SDN)– Ururka Midowga Yurub ayaa go’aansaday inay bixiyaan taageero dheeraad ah oo ay siinayaan howlgalka AMISOM ee ka socda Soomaaliya,kaasi oo ay sheegeen inuu door muhiim ka cayaarayo dib u soo celinta Nabadii iyo kala danbeyntii dalka ka jirtay. Midowga Yurub ayaa howlgalka AMISOM ku kordhiyay Lacag gaareysa €33 million,taasi oo…

                      Read More

                        Gudi Madaxweyne Faroole Uu Uxilsaaray Hoos U Dhaca Doolarka Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Halka Ay Wax U Marayaan

                        Garoowe March 20 2013 (SDN)—Gudi dhawaan Madaxweynaha maamulka Puntland uu uxilsaaray qiimeynta hoos udhaca lacagta doolarka mareykanka ayaa waxa ay tafaasiil ka bixiyeen halka ay umarayaan qiimeynta ay ku hayaan lacagahaasi. Gudigan oo Madaxweynaha Puntland uxilsaaray soo ogaanshaha sababta keentay inuu doolarka hoos udhaco ayaa waxaa madax u ah Wasiir ku xigeenka Wasaarada maaliyada Puntland…

                        Read More

                          R/wasaare Saacid oo sheegay in Ciidamada dowladda ay la wareegi doonaan Xudur

                          Muqdisho March 20 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlayay deegaano ay Al Shabaab dhawaan gacanta ku dhigeen ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay dib u qabasan doonaan. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa tilmaamay in Ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegi doonaan Gacan ku heynta Magaalada Xudur ee…

                          Read More

                            Barack Obama oo booqan doono Israel iyo Falastiin

                            Washington March 20 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa lagu wadaa in uu u duulo  Israel markii ugu horeysay tan iyo markii dib loogu soo doortay hogaaminta Qaranka Maraykanka. Obama ayaa sidoo kale tagi doona dhulka Reer Falastiiniyiinta halkaasi oo laga yaabaa in uu kula kulmo Hogaamiyaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabas Abuu Masim. Inta…

                            Read More