admin

    Xukuumadda oo sheegtay in wali ay baaritaano ku socdaan dadkii siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho

    March 19, 2013”War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaalia oo laxiriira dhacdadii dilka ahayd ee kadhacday Magaalada Mogdisho March 14, 2013.  Dhacdadaasi oo golaha wasiiradu u xilsaareen soo baaristeeda gudi Sadex xubnood ka kooban oo ka tirsan golaha wasiirada. Gudigaas oo laga sugayay inay golaha jawaab kusoo celiyaan maanta ooy taariikhdu tahay…

    Read More

      Wariye Maxmed Cali Nuxurkeey oo maanta lagu Aasay Magaalada Muqdisho

      Muqdisho March 19 2013 (SDN)—Allaha unaxariistee Wariye Maxamed Cali Nuxurkeey ayaa maanta waxaa lagu aasay Magaalada Muqdisho kadib markii qaraxii ismiidaaminta ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho dhaawac kasoo gaaray oo uu ugeeriyooday. Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qeybgalay dad ubadan warbaahinta iyo sidoo kale ehelada marxuumka geeriyooday iyadoo dhamaan halkaasi lagu muujiyay dareen murugo…

      Read More

        Ciidamada Badda Iran oo guulo ka sheegtay Howlgalka Ladagaalanka Burcad badeeda Soomaalida

        Tehran March 19 2013 (SDN)—Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran ayaa shaaca ka qaaday in ay guul ka gaartay howlgalka ay kula dagaalanto Burcad badeeda Soomaalida ee ay kawado xeebaha Soomaaliya. Rear Admiral Habibollah Seyyari, Taliyaha Ciidamadad Badda ee Dalka Iran ayaa shaaciyay inay Ciidankiisa ku guuleysteen inay yareeyaan weeraradii Burcad-badeeda ay ka fulin jireen Xeebaha…

        Read More

          Maraykanka oo Canbaareeyay Qaraxii Muqdisho ka dhacay, Sheegayna in uu taageerayo Dowladd Soomaaliya

          Nairobi March 19 2013 (SDN)—Ergayga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James C. Swan ayaa sheegay inay sii wado doonaan taageerada Nabad lagu soo celinayo ay siinayaan Xukuumada iyo shacabka Soomaaliyeed. Warbixin laga soo saaray xafiiska Ergayga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanka si weyn uu kaga xun…

          Read More

            Xafiiska UNPOS oo Canbaareeyay Qaraxii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho

            Muqdisho March 19 2013 (SDN)—War-qoraal ah oo laga soo saaray Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobay ee UNPOS, islmarkaana uu ku qornaa Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Soomaaliya U qaabilsan  Agustina P. Mahiga ayaa waxaa lagu canbaareeyay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Muqdisho. Agustina P. Mahiga, oo warsaxaafadeedkan ku qornaa ayaa waxa uu sheegay…

            Read More

              Midowga Africa oo dhaleeceeyay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

              Muqdisho March 19 2013 (SDN)— Wakiilka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saalax Annadif,ayaa si kulul ugu hadlay qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho oo lala damacsanaa in lagu qaarijiyo sarkaal hay’ada Nabad sugida ka tirsan. Wuxuu sheegay Mr Anadif in hadii ay yihiin ururka Midowga Africa si weyn u dhaleeceynayaan Qaraxii shalay sababay dhimashada…

              Read More

                Hay’adda Nabad Sugida Qaranka oo Sheegtay in ay wax ka qabaneyso Amaanka Magaalada Muqdisho

                Muqdisho March 19 2013 (SDN)– Saraakiisha Hay’adda Nabadsugida ee ayaa sheegay inay xaqiijinayaan ammaanka Magaalada Muqdisho markii shalay qarax ismiidaamin ah lagu weeraray taliyaha hay’adda Nabadsugida Gobalka Banaadir. Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida ee Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in raga ka tirsan Shabaab ay kula jiraan dagaal dhanka Hay’adda Nabadsugida xaq ah…

                Read More

                  Faah Faahin: Qarax Ismiidaamin ah oo Maanta Muqdisho lagu la eegtay Taliyihii PIS Muqdisho

                  Muqdisho March 18 2013 (SDN)— Warar Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ahaa oo maanta lala eegtay Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg, kaasi oo marayay inta u dhexeesa Guriga Hooyooyinka iyo Ex-Giyoore ee Magalaada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in weerarku uu ahaa mid ismiidaamin…

                  Read More

                    Xildhibaano Tagay Baydhaba Oo Ku Biiray Qorshaha Maamul Loogu Sameynayo Lix Gobol Oo Ka Tirsan K/Soomaaliya

                    Baydhabo March 18 2013 (SDN)— Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay oo ay gaareen dhawaan Xildhibaano ku dhaw 30 Xildhibaan ayaa ujeedka gaaritaankooda Xildhibaanadiisa lagu sheegay inay shirar kala duwan la qaataan masuuliyiinta ku howlan maamul usameynta lix Gobal oo koonfurta dalka Soomaaliya ku yaalo. C/laahi Cumar Cali Sheeti oo kamid ah xubnihii hore ee Baarlamaanka…

                    Read More

                      Madaxda Sare ee dalka iyo qaar kamid ah Wasiirada Soomaaliya oo kulan ku yeesha Villa Soomaaliya, Maxay ka hadleen?

                      Muqdisho March 18 2013 (SDN)— Kulan ay ka soo qeybgaleen Madaxda sare ee dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay waxa uu ka dhacay dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay Wajiga cusub ee ay galeyso dowladda Soomaaliya oo dhawaan laga qaaday Xiyaarada hubka oo muddo kabadan 21-sano saarneyd….

                      Read More

                        R/wasaaraha Soomaaliya oo soo dhaweeyay sii deynta Wariye C/casiis Koronto

                        Muqdisho March 18 2013 (SDN)— Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa soo dhoweeyey sii deynta weriye Cabdicasiis Ibraahim Koronto oo in muddo ah ku jiray xabsiga. Maxkamada gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday maanta oo ay taariikhdu tahay March 17, in la sii daayay weriye Koronto, waxayna arrintani ka dambeysay kadib…

                        Read More

                          Maxkamada Sare ee Soomaaliya oo sii deysay Wariye Koronto Kiiskiisiina Laashay

                          Maxkamada sare ee dalka ayaa sii deysay wariye Cabdi Casiis Koronto kadib markii ay dhageysatay kiiskiisa. Gudoomiyaha maxkamada sare Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf ayaa ku dhawaaqay sii deynta wariye koronto, isagoona tilmaamay in dhageysiga kiiska wariye Cabdi Casiis Koronto kadib ay maxkamada sare laashay kiiskii loo heystay wariye Koronto. Cabdi Casiis Cabdi Nuur Ibraahim “Koronto”…

                          Read More