admin

    Rar lala xiriirinayo Al Shabaab oo lagu soo qaba qabtay oo Howlgallo laga sameeyay Galkacyo

    Galkacyo March 17 2013 (SDN)—Magaalada Gaalkacyo qeybta maamulka Puntland ayaa xalay waxaa ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ka sameeyeen howlgalo ballaaran oo ay dad badan kusoo qab-qabteen. Jaamac Maxamed Axmed taliyaha qeybta Booliiska maamulka Puntland ee Gobalka Mudug ayaa u sheegay Warbaahinta in tirada ay soo qabteen ay tahay dad aad ubadan balse ay si…

    Read More

      Madaxweynaha Cusub ee Shiinaha oo ku baaqay in wax laga qabto dhaaqaalo xumida ka taagan Caalamka

      Bijin March 17 2013 (SDN)– Madaxweynaha Cusub ee dalka Shiinaha, Shiin Jinping ayaa sheegay in ay la dagaalmi doonaan Mashaakilaadka Adag ee ka taagan Qarada Aasiya, islamarkaana dhaqaalo koboc la sameyoo sanada soo aadan. Shiin Jinping oo ka hadlayay dhamaadkii Kulanka sanad laha ah ee ay yeeshaan Wafduuda Mataleysa Xisbiga hogaamiya dalkaasi ayaa waxa uu…

      Read More

        Hub ku Kujiray Baqaaro kuyaalla Madaxtooyada Soomaaliya oo la ogaaday in la xaday

        Muqdisho March 16 2013 (SDN)— Saanad Milatari ayaa lagala baxay Baqaaro kuyaalla Dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Warar hoose oo iminka soo shaacbaxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Baqaaro waa weyn oo kuyaalla dhismaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya laga labaxay Saanad Milatari oo ay la heyd dowladda Soomaaliya. Illo Lagu kal soonaan karo oo aan kala xiriiray…

        Read More

          Diyaarada Yemen Airways oo Duulimaayo ka bilaabi doonta Magaalada Muqdisho (Sawirro)

          Muqdisho March 16 2013 (SDN)— Diyaarada Yemen Airways ayaa waxa lagu wadaa in dhawaan ay ka howl bilowdo magaalada Muqdisho sida ay sheegeen mas’uuliyiinta diyaarada, ka dib wafdi ka socda dalka Yemen oo muqdisho soo gaaray. Wafdigani ayaa waxaa ay kulan la qaateen wasiirka wasaarada warfaafinta, isgaarsiinta, gaadiidka cirka iyo dhulka ee xukuumada Soomaaliya Cabdulaahi…

          Read More

            R/wasaaraha oo maanta booqday xabsiga Dhexe ee Muqdisho (Warsaxaafadeed) (Sawirro)

            Muqdisho, 16, Mar, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa saaka kormeer shaqo ku tagay Xabsiga Dhexe oo maalmahaan ay ka soo wajeheen duruufo dhanka caafimaadka iyo nolosha la xariira. Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa ah mid dhisnaa mudo ku dhow boqol sano,…

            Read More

              Shiinaha Oo Adkeynaya Ammaanka Xeebaha Gacanka Cadan Iyo Soomaaliya

              Bijin March 16 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Badda dalka China ayaa wacad ku maray inay adkeyn doonaan ammaanka xeebaha gacanka Cadan iyo xeebaha Soomaaliya iyagoo kala dagaalami doonaan burcad badeeda sii baaheysa. Wakaalada wararka shiinaha Xinghua oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan ciidamada Badda dalkaasi,ayaa qortay warbixin ay ku tilmaameyso in Xukuumada Beejiin hamuun u…

              Read More

                Waqtiga la qabanayo Tartanka Xidiga oo si rasmi ah loo shaaciyay

                Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo tartanka xiddigaha kubada cagta Soomaaliya kaas oo looga dhawaaqay shir saaka ka dhacay xarunta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha guddiga tartamada xiriirka ahna xubin guddiga fulinta Cali Cabdi maxamed (Cali shine) oo ku dhawaaqay mudeynta tartankan ayaa sheegay in xiriirka kubada…

                Read More

                  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo booqday Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho

                  Muqdisho March 16 2013 (SDN)–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqasho ku tagay xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo dhawaan cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliye Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka C/laahi Abyan Nuur iyo xubno kale. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa…

                  Read More

                    Dowladda Oo Sheegtay Inaan Lagu Deg Degi Karin Maamul U Sameynta Gobolada Dalka

                    Muqdisho March 16 2013 (SDN)– Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaan lagu deg degi karin maamul usameynta Gobalada dalka Soomaaliya xilli Magaalada Kismaayo uu ka socdo shir maamul loogu dhisayo Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo. Jaamac Axmed Maxamed wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in maamul Gobaleedka iminka la sameeyo…

                    Read More

                      Xukuumadda Soomaaliya oo wada qorshihii ay kuala wareegi laheyd Goobaha ay Al Shabaab gacanta ku hayaan

                      Muqdisho March 16 2013 (SDN)— Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay wadaan qorshooyin kala duwan oo ku aadan Gobalada iminka ay Shabaab ku sugan yihiin. Wasiirka Wasaarada Difaaca dalka Soomaaliya C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in Gobalada Shabaab gacantooda ku jira ay Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay wadaan qorshooyin ku aadan…

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay Shir uu uga qeybgalay dalka Sacuudiga

                        Riyaad March 15 2013 (SDN)—Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo ka qeyb galay shirka wasiirada arimaha gudaha dalalka Jaamacada Carabta ayaa ka warbixiyey wax yaabihii looga hadlay shirkaasi Soomaaliyana ka qoseeyey. Wasiirka ayaa sheegay in wasiirada arimaha gudaha ee Jaamacada Carabta ay isla garteen sidii iskaashi looga yeelan lahaa…

                        Read More

                          Taliska Booliska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho

                          Muqdisho March 15 2013 (SDN)—Howlgalo balaaran ayaa ciidamada Booliska Soomaaliya waxa ay ka sameeyeen qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Degmooyinka Xamar Weyne, Xamar Jajab iyo xaafado tirsan degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa ciidamada Booliska dowlada federaalka waxa ay saakay ka sameeyeen howlagalo lagu soo qab qabtay dad aad u fara badan. Afhayeenka ciidamada…

                          Read More

                            Golaha Wasiirada oo ka dooday falal dilal ah oo ka dhacay Muqdisho todobaadkan

                            Khamiis, March 14, 2013—-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixin ku aadan safarka R.waaaraha iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ay ku tageen degaanada Puntland iyo Galmudug…

                            Read More