admin

    Marwo Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Garoonka Muqdisho kula kulantay Safiiro ka socda Caalamka

    Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimasda dalka kulan ku yeeshay qaar kamid ah Safiirada wadamada daneeya Soomaaliya oo ay ku jiraan Yurub safiiradooda iyo Wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya. Kulanka oo ay saxaafada dibadjoog ka ahayd ayaa markii uu soo gabagaboobay kadib ayaa waxaa saxaafada la hadlay wasiirka arimaha dibada ee Xukuumada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf…

    Read More

      Dad Rayid ah oo Biyo la’aan iyo Gaajo ugu geeriyooday deegaano hoostaga gobolka Gedo

      Baardheere March 14 2013 (SDN)– Dad Rayid ah ayaa Biyo la’aan iyo Gaajo ugu geeriyooday deegaano hoostaga Gobolka gobolka Gado ee Koofurta Soomaaliya. Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Labo Ruux oo mid haween tahay ay Biyo la’aan ugu geeriyoodeen deegaan hoostaga Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Mid…

      Read More

        Faah-Faahin Ka Soo Baxaysa Weerar Bam Oo Lagu Qaaday Guddoomiyha Degmada Waaberi

        Muqdisho March 14 2013 (SDN)— Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay lagu qaaday hooyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay Guddoomiyaha Degmada Waaberi Axmed Mayre Makaraan. Weerarka oo ahaa bambada nooca gacanta laga tuuro ayaa lagu qaaday Guddoomiyaha Degmada Waaberi gurigiisa iyadoo khasaaro dhaawac uu ka dhashay. Axmed Mayre Makaraan oo warbaahinta lahadlay…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Dowladda Waxa Ay Uqabanayso Askariga Dagaalka Ku Geeriyooda

          Muqdisho March 14 2013 (SDN)— Xilli ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku geeriyoonayaan dagaalada dalka ka socda sidoo kalena dhaawac iyo dhimasho uu kasoo gaarayo dagaaladaasi ayaa Madaxweynaha Soomaaliya markii ugu horeysay wuxuu ka hadlay askariga howlaha qaranka ku geeriyooda Dowlada reerkiisa waxa ay uqabanayso. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in askariga ka tirsan ciidanka xooga…

          Read More

            Galmudug oo sheegtay in kulankii ay R/wasaaraha la qaateen uu ku dhamaaday Fashil

            Gaalkacyo March 13 2013 (SDN)— Maamulka Galmudug ayaa daboolka ka qaaday in kulan ay Magaalada Gaalkacyo kula qaateen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu ku dhamaaday isfaham daro kaddib markii Ra’iisul wasaaruhu uu sharuudo adag dhul dhigay Maamulkaasi. Wasiirka Warfaahinta Maamulka Galmudug, Axmed Maxamuud Xasan Baasto oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu…

            Read More

              Janaraal Diini iyo Dega-badan oo xilalkoodii Wareejiyay Munaasabad ka dhacday Muqdisho

              Muqdisho March 13 2013 (SDN)— Munaasabada maanta ka dhacday wasarada gaashandhigga Soomaaliya ayaa waxaa xilalkoodii ku wareejiyay Taliyihii ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo Abaanduulahii ciidanka xooga dalka. Taliyihii ciidanka xooga dalka Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa waxaa lagu bedelay S/Guuto Daahir Adan Elmi (INDHOQARSHO) oo noqonaya taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya. Sidoo kale Abaanduulihii…

              Read More

                Maraykanka oo Gacan ka geysanaya Tababarida Ciidamada iyo La dagaalanka Burcad Badeeda

                Washington March 13 2013 (SDN)—Dalka Mareykanka iyo xulafadiisa ayaa balan qaaday inay siiwadi doonaan taageerada Malitari ee la siinayo Xukuumada Soomaaliya oo ku guda jirta dib u dhiska Ciidamadeeda. Mareykanka ayaa sheegay in si rasmi ah uu soo noqday xariirkii Soomaaliya iyo Mareykanka ka dhaxeeyay,kaasi oo mudo sanado ah hakad geliyay dagaal aafeeyay shacabka iyo…

                Read More

                  Madaxweyne Faroole oo Guddi u xilsaaran Lacagaha Shilin Soomaaliga ah

                  Garoowe March 13 2013 (SDN)— Maamulka Puntland ayaa Guddi uxilsaaraya lacagaha shilin Soomaaliga ah ee laga isticmaalo deeganada maamulka Puntland xilli maalmahan dambe hoos udhac laga dareemaye lacagaha laga isticmaalo koonfurta dalka Soomaaliya. Sida uu warbaahinta usheegay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) maamulka Puntland ayaa lacagaha shilin Soomaaliga usameynaya…

                  Read More

                    Ciidamada Isreal oo dad Falastiiniyiin ah ku dilay Daanta Galbeed

                    Daanta-Galbeed March 13 2013 (SDN)—Wararka ka imaanaya dhulka Falastiiniyiinta ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Israel ay dad rayid ah ku dileen Daanta Galbeed kadib Rabshado ka dhacay halkaasi. Saraakiisha Caafimaadka Falastiiniyiinta ayaa sheegay in Ciidamada Israel ay dileen Maxamed Altiti oo ka tirsanaa dadka Falastiiniyiinta, waxaana ay intaasi ku dareen in 8-ruux oo kale ay…

                    Read More

                      Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Magaalada Jowhar 4-sano kaddib

                      Jowhar March 12 2013 (SDN)— Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta waxa ay gaareen Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/dhexe halkaasi oo ay kula kulmeen Mas’uuliyiinta gobolka iyo kuwa degmada.  Wafdigani oo ka koobnaa sida la sheegay 5-xubnood oo ka socday Qaramada Midoobay ayaa dhanka dhulka uga Ambabaxay Magaalada Muqdisho waxaana ay gaareen Magaalada…

                      Read More

                        R/wasaare Saacid oo la kulmay Maamulka gobolka Mudug ee Waqooyiga Galkacyo

                        Galkacyo, 12, Mar, 2013,,..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maalmahaan booqasho ku joogay Maamul Goboleedka Puntland ayaa saaka magaalada Gaalkacyo kulamo kula qaatay bulshada qaybaheeda kala duwan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulamada uu la qaatay reer Galkacyo waxaa diirada lagu saaray dhanka amaanka, horumarinta, iyo dib-u-dhiska, waxaana kulankaas ka qayb qaatay…

                        Read More

                          R/wasaare Saacid oo kormeeray dhismayaal kuyaala Galkacyo Xarigana ka jaray Garoon kubada Cagta ah

                          Warsaxaafadeed, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa saaka kormeeray qeybo ka tirsan magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug, wuxuuna xariga ka jaray garoon K/cagta oo loogu magac daray Cabdullaahi Ciise. asaga oo dhanka kale kormeeray xabsi dhexe iyo Garoon diyaaradeed kuwaasoo howlo dhismo ah ay ku soconeyso….

                          Read More

                            Burcad badeeda Soomaalida oo lacago madax furasho ah ku sii daayay Markab iyo shaqaale la socday

                            Boosaaso Marche 12 2013 (SDN)— Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa siidaayay markab saliida qaada oo laga leeyahay dalka Gariiga,kaasi oo ay gacanta ku dhigeen 10 bil ka hor. Markabkaan ayaa marayay xiligii Burcad badeeda Soomaalida gacanta ku dhigayeen Badda Gacanka carbeed,sidaasi waxaa xaqiijiyay maamulaha markabka Dynacom. MT Smyrni,waa markabka ka baxay gacanta shufta badeeda Soomaalida,wuxuu…

                            Read More

                              Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo balanqaad u sameeyay Maamulka iyo Shacabka Galmudug

                              Galkacyo March 12 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo iminka booqasho ku jooga Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug gaar ahaan koonfurta Magaaladaasi ayaa sheegay in maamulka Galmudug Dowladda ay ka caawinayso arimo dhowr ah. Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya Saacid ayaa sheegay in waxyaabaha Galmudug ay kala shaqeynayaan ay tahay dhanka…

                              Read More

                                Lakhdar Brahimi oo sheegay in dalka Siiriya uu ka liito dalka Soomaaliya (Warbixin)

                                BrusselsMarch 12 2013 (SDN)– Ergayga gaarka ah ee QM iyo Jaamacada Carabta uqaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay inay kasii darayso xaalada dalka Siiriya. Isagoo ka qeybgalaayay kulanka wasiirada arimaha dibadda Yurub Wakiilka QM iyo Jaamacad Carabta ee Siiriya Lakhdar Brahimi ayuu sheegay in hadii ay fashilmaan qorshayaasha nabadeynta Siiriya dalkaas uu noqon doono wadan ka liita…

                                Read More

                                  Dowladda iyo Maamulka Puntlandi oo heshiis kala saxiixday, Muxuu dhigaya Aqriso (Sawirro)

                                  Garoowe March 11 2013 (SDN)– Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo muddo 3-maalin ah booqasho ku joogay Magaalada Garoowe ayaa waxa uu maanta heshiis la saxiixday Maamulka Puntlandi. Heshiiskan oo ka kooban qodobo dhawr ah ayaa labada dhinaca waxa uu kala saxiixay dhanka dowladda Cabdi Faarax Shirdoon iyo Madaxweyne Faroole. waxayna u qornaayeen…

                                  Read More