Daawo Sawiradda Wiil 8-sano jir ah oo Aroosay Haweeney 61-sano jir ah Koofur Afrika
Wiil 8-sano jir ah ayaa guursaday haweeney 61-sano jir ah oo dhashay 5-caruur ah, waxaana uu arooskooda ka dhacay dalka Koofur Africa. Daawo Sawirada

qurbejoog
Wiil 8-sano jir ah ayaa guursaday haweeney 61-sano jir ah oo dhashay 5-caruur ah, waxaana uu arooskooda ka dhacay dalka Koofur Africa. Daawo Sawirada
Garoowe March 11 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday xerada 54aad ee Maamulka Puntlandi. Warsaxaafadeed— Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, labadii cisho ee ugu dambeysayna ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa saaka booqday xerada 54-aad ee ciidanka…
Muqdisho March 11 2013 (SDN)— Wasaarada Gaashaandhiga dalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay hubka aan loo ogoleyn in dalka Soomaaliya laga isticmaalo xilli dhawaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay xayiraada hubka Soomaaliya ay ka qaaday. Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya oo la hadlay Raadiyaha Dowladda ayaa wuxuu sheegay in hubka Soomaaliya aan loo ogoleyn inay…
Garoowe March 11 2013 (SDN)—Maamulka Puntland ayaa ka hadlay hoos u dhaca qiimaha sarifka suuqyada Magaalada Muqdisho oo muddooyinkaan dambe si aad ah looga dareemaye. Cabdi warsame Qowdhan Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyada maamulka Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hoos udhaca qiimaha sarifka suuqyada Magaalada Muqdisho ay qatar ku tahay dhaqaalaha maamulka…
Garoowe March 11 2013 (SDN)—Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo shalay la hadlay Xildhibaanada Maamulka Puntland ayaa waxa uu ka dalabaday maamulkaasi in ay laba jibaaraan taageerida dowladda iyo wada shaqeyntaba. C/farax Shirdoon ayaa tilmaamay in loo baahanyahay in Maamulka Puntlandi in ay tageeraan Aqoonsiga Maraykanku uu u fidiyay dowladda Soomaaliya taasi uu…
Muqdisho March 10 2013 (SDN)— Kulan maanta mudanayaasha baarlamaanka ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka kaasi oo ahaa fadhiga 6 aad wajigiisa 2 aad ee kalfadhiga barlamanka soomaaliya uuna shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka 1 aad ee barlamaanka Jeylaani Nuur Iikar ayaa waxa soo xaadiray 147 xildhibaan. Kulanka ayaa ajandihiisu waxa uu ahaa ka doodista…
Baladwenyne March 10 2013 (SDN)— Saraakiisha Booliiska ee Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa soo bandhigay rag Shabaab ah oo dhanka Dowladda Soomaaliya isku soo dhiibay sida ay sheegeen. Taliya Saldhiga Degmada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan Cali Dhuux Mahad Alle oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in raga Shabaabka ah ee isku soo dhiibay ay…
Muqdisho March 10 2013 (SDN)—Taliska Nabad sugida gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay ninkii ka danbeeyay dilka Alla ha unaxariistee Axmed Nuur Owdiini oo ahaa gudoomiyihii ganacasatada Suuqa Bakaaraha. Dilka Marxuumkaas ayaa waxaa la sheegay inuu ka danbeeyay Abdi Ladiif Maxamed sida uu sheegay taliyaha nabad sugida ee gobolka Banaadir. “Dilka marxuumka waxaa ka danbeeyay Abdi…
Muqdisho March 10 2013 (SDN)— Waxaa goordhaweyd Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kasoo dagtay diyaarad uu la socdo Wasiirka arimaha dibada dalka Masar oo maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Wasiirka arimaha dibada dalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya iyo wasiirka gaashaandhiga…
Garoowe March 10 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in maamulka Puntland ay ka caawin doonaan sugida dhanka ammaanka ee deeganada maamulkaasi. Cabdi Faarax Shirdoon oo ka hadlaye Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland oo uu shalay booqasho ku tagay ayaa sheegay in ujeedooyinka ugu waaweyn ay u tageen deeganada maamulkaasi…
Muqdisho March 10 2013 (SDN)– Xasan Sheekh Maxamuud, hogaamiyaha Soomaaliya ayaa waxa uu soo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee dalkaKenyaee ku guuleystay doorashadii Isniintii la soo dhaafay ka dhacday dalkaasi. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tilmaamay in shacabkaKenyaay ka faa’iideysteen fursadii la hordhigay islamarkaana ay doorteen cidii ay igayagu rabeen iyadoo MadaxweynahaKenyaloo doortay Uhuru Kenyatta. Mr Xasan ayaa…
Nairobi March 09 2013 (SDN)– Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dalka Kenya Axmed Isaaq Xasan ayaa ku dhawaqay natiijada rasmiga ah ee laga wada sugayay iyo cidda noqonaysa madaxweynaha dalkaKenya. Kahor Gudoomiyaha inta uusan sheegin magaca madaxweynaha cusub ee dalkeKenyawuxuu aqriyay sagaalkii musharax iyo sidii ay ukala heleen cododkii la tiriyay. Waxaana markii uu soo tiriyay todobo…
Muqdisho March 09 2013 (SDN)– Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augostin Mahiga,oo ka hadlay maalinta caalimiga ee aduunka kaga caalameysan maalinta haweenka,ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga hortago rabshadaha ay la kulmaan haweenka oo ah horseedka Nabada. Mahiiga ayaa Xukuumada Soomaaliya si gaar ah kaga codsaday in xil weyn…
Garoowe March 09 2013 (SDN)— Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in maanta ay gaaraan Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ee Maamul goboleedka Puntland. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha hogaaminayo oo aan la garaneyn xubnaha qeybta ka ah ayaa waxaa la filayaa in ay gaaraan Magaalada Garoowe halkaasi oo ay kula kulmi…
Muqdisho March 09 2013 (SDN)– Warsaxaafadeed— Marwada Ra’iisal Wasaaraha Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa maanta kula dabaal degtay munaasabadda maalinta haweenka caalamka 8th March caruur iyo haween ku nool xero barakacayaal ah oo lagu magacaabo Al cadaala. Marwada Ra’iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale, gaarsiisay xeradaasi kaalmo raashin ah oo isugu jirtay Bur, Bariis, Cabitaan, iyo macmaan,…
Muqdisho March 08 2013 (SDN)— Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinnimada berri ah si rasmi ah u daah furaya dib u eegista ay ku sameynayaan Dastuurka Dalka kaasi oo ay horey si KMG ahaan ugu ansixiyeen ergo gaareysay 750 xubnood. Furitaanka kulankan daah furka u ah dib u eegista Dastuurka Dalka ayaa waxaa lagu casuumay…
Kismaayo, March, 08 2013 (SDN)–Wararka laga helayo ilo lagu kalsoonyahay oo ku sugan Magaalada Kismayo iyo Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka guurey gobolka Gedo ay gaareen degaanka Beerxaani. Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegey inta u dhexeysa 150-200 ayaa ka tirsan xoogaga dowlada Federaalka ah kuwaasoo gobolka Gedo horey ugula dagaalamey kooxaha Al-Shabaab. Taliyaha ciidamadaan…
WASHINGTON, March 8, 2013 – Somalia and Mali represent different stages of the challenges for U.S. Africa Command, Army Gen. Carter F. Ham told the Senate Armed Services Committee today. Ham, who will step down as Africom commander next month, said the five-year-old command has increased operational capabilities and capacities and has worked to build…
California March 08 2013 (SDN)–Gudoomiyaha gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in libaax dilay haweenay ku sugneyd xero lagu xanaaneeyo xayawaanka uu baxsaday. David Hadden,oo ahaa baarihii sababta haweenayda u dhimatay ayaa sheegay in dadka baarayaasha ah ay aaminsan in libaaxa uu weeraray haweenayda uuna dilay Dianna Hanson,iyadoo oo ku jirtay sadiifinta beerka libaaxyada….
Washington March 08 2013 (SDN)— Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee ku sugan Qaarada Afrika Gen. Carter Ham ayaa sheegay in ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya guulo buuxda ay ka gaareen dagaalada ka socda dalka Soomaaliya. General Ham oo xilka uu hayo la sheegay inuu ka dagayo bisha soo socota ayaa sheegay in shantii…