admin

    Barlamanka Soomaaliya oo maanta ka hadlay Hoos u dhaca sarifka iyo sara u kaca Maciishada

    Muqdisho March 07 2013 (SDN)— Kulan ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya kana dhacay xarunta golaha shacabka ajandihiisuna uu ahaa xeer hoosaadka baarlamaanka ayaa waxaa la isu soo hadal qaaday sara u kaca sarifka suuqyada Muqdisho, ayadoon kulanka ay soo xaadireen 142 xildhibaan, waxaana shir gudoominayey Gudoomiye Ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalle…

    Read More

      Tanzania oo ku soo biirtay wadamada dalkooda lagu Maxkamadeyn karo Burcad badeeda ay soo qabtaan Ciidamada EU

      Dari Salam March 07 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Tanzania Jakaya Mrisho Kikwete, ayaa sheegay in dowladiisa ay maxkamadeynayso kooxaha burcad badeeda Soomaaliya kuwaasi oo laga qabto xeebaha badweynta India. Isaga oo ka jawaabayay su’aalo wariyaasha ay weydiinayeen ayuu ku sheegay madaxweynaha in dalkiisa uu leeyahay garsoorayaal wanaagsan kuwaasi oo maxkamadeyn kara kooxaha burcad badeeda Soomaaliya….

      Read More

        Aqriso Heshiiskii Maamulka Ahlu Sunna iyo dowladda Soomaaliya ay ku kala saxiixdeen Caabudwaaq

        Muqdisho March 07 2013 (SDN)– Kadib markii uu safar shaqo ku yimid gobolka Galgaduud Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu la socdo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo ka kooban labada gole (Fulinta iyo Sharci dejinta), waxaa ay kulan ballaaran al qaateen maamulka Ahlu Suna Waljamaaca. Kulankaas oo daba…

        Read More

          Xukuumadda Soomaaliya oo dhinacyo badan kala shaqeyn doonta Maamulk Ximan-Xeeb

          Cadaado 07 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasho ku tagay Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegay in maamulka Ximin iyo Xeeb ay kala shaqeynayaan arimaha dhanka horumarka. Saacid Shirdoon ayaa sheegay in maamulka Ximin iyo Xeeb ay kala shaqeynayaan dhinacyada horumarka deeganadaasi iyo sidoo kale sidii Dowlada Soomaaliya…

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Xayiraada hubka ee laga qaaday Soomaaliya

            Muqdisho March 07 2013 (SDN)- Warsaxaafadeed— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu  sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay ee ku aadan ka qaadista cunuqabeteynta hubka  ee laga qaaday Dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha Xassan Sheekh “Waxaa jirto xisaabtan iyo masuuliyad la socota go’aankaas.Golaha Amaanka Go’aankooda wuxuu si sax ah ula socdaa isbedelka cusub ee…

            Read More

              Ra’iisul wasaare Saacdi Faarax iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud

              Cadaado March 06 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya  Magaalada Cadaado ee Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegaya in halkaas uu gaaray Ra’iisul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya xubno katirsan xukumadiisa sida wasiirada Gaashaandhiga, Arimaha gudaha iyo masuuliyiin kale oo barlamaanka Soomaaliya katirsan. Wafdigan ayaa magaalada…

              Read More

                Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Ciidamada Ilaalada Wadooyinka Tababaro Dibada ah loo qaadayo

                Muqdisho March 06 2013 (SDN)— Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, boostada iyo gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada ilaalada wadooyinka ee loo yaqaan taraafikada loo sameyn doono tababaro ku aadan sare u qaadista khibradooda shaqo ee ku aadan kala hagida gaadiidka. C/laahi Ciilmooge Xersi Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta boostada iyo gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaa…

                Read More

                  Akhriso Taariikhda Madaxweynihii dalka Fanisweela ee Geeriyooday

                  Hugo Chaves wuxuu dhashay 28 July 1954,isagoo ku dhashay Guriga ayeeyadii Rosa Inéz Chávez oo ku yaala Gobolka Sabaneta Barinas ee dalkaasi. Asal ahaan qoyska Madaxweyhihii geeriyooday ee Chaves waxay ka soo jeedeen qoys dhaqaalahooda dhexdhexaad iska ahaa. Hugo Caves wuxuu ahaa canuga labaad ee todobo carruur oo abihii uu dhalay uu ku jiro midkooda…

                  Read More

                    Hugo Chavez Madaxweynihii dalka Venezuela oo geeriyooday

                    Caracas March 06 2013 (SDN)– Madaxweynihii dalka Venezuela Hugo Chavez ayaa ku geeriyooday caasimadda Venezuela ee Caracas Talaadadii shalay kaddib markii uu muddo dheer la xanuunsanayay cudurka Kansarka. Geerida Madxweynihii dalka Venezuela Hugo Chaves ayaa si rasmi ah uga aqriyay Taleefashinka Qaranka wadankaasi Madaxweyne kuxigeenka, Nicolas Maduro. Mr. Maduro ayaa Talaadadii shalay ku eedeeyay wuxuu…

                    Read More

                      Fadhiga Barlamanka Soomaaliya oo maalintii Labaad u baaqanaya Kooram Yari

                      Muqdisho March 05 2013 (SDN)— Maalintii 2-aad ayaa waxa kulan ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Baarlamanka kaaso ay uga doodi lahaayeen qorshaha wajiga 2 aad ee kalfadhiga Baarlamaanka Soomaaliya. Warar kale gadisan ayaa kasoo baxaya sababaha uu baaqday kulanka maalintii labaad Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Qaar kamid ah Xildhibaanad soo xaadirin shalay iyo maanta ayaa ka hadlay…

                      Read More

                        Ra’iisul wasare Saacid oo gaaray demada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud

                        Caabud-waaq March 05 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud isaga iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminaayo. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ka ambabaxay Degmada Dhuusomareeb ee Gobalkaasi isaga iyo wafdigiisa waxaana si qurux badan loogu soo dhaweeyay Degmada caabudwaaq. Waxa iminka ka socota Degmadaasi…

                        Read More

                          Xukuumadda Soomaaliya oo wada qorshe ay kula wareegeyso Magaalada Diinsoor, Bay

                          Dhuusamareeb March 05 2013 (SDN)— Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday inay wadaan qorshooyin ku aadan la wareegida Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay. Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in inta badan Degmooyinka Gobalka Baay ay gacanta ku hayaan ciidamada xooga dalka Soomaliyeed deeganada iminka harsan ay gacanta kusoo dhigayaan….

                          Read More

                            Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Amiirka Qadar

                            Warsaxaafadeed, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta la kulmay Amiirka Qadar Amiir Hamad bin Khalifah Al Thani. Madaxweynaha safarkiisa ayaa muhiimadiisu tahay iskaashi guud oo dhan walba ah oo dhex mara Soomaaliya iyo Qadar. Kulanka maanta ayaa waxaa qeyb ka ahaa Raisul Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiika…

                            Read More

                              Human Rights Watch oo canbaareysay Xukunka wariye Koronto dalbatayna in la sii daayo

                              Nairobi March 04 2013 (SDN)– Hay’ada u dooda xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch,ayaa Cambaareysay Xukunkii lagu riday wariye Cabdi-Casiis cabdi Nuur Ibraahim (Koronto), iyadoona ku baaqday in dib loogu celiyo wariyaha Xoriyadiisa. Agaasimaha Africa u qaabilsan hay’ada u dooda xaquuqda bini-adamka Daniel Bekele, warbixin uu Nairobi ka soo saaray ayuu ku sheegay in Loo…

                              Read More