MSF oo cabaareysan kooxo shaqaalaheeda ku hesta Soomaliya dalbatana in la sii daayo
Nairobi Dec 29 2012 (SDN)— Hay’adda Dhaqaatiirta Aan Xuduuda La heyn ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa sheegtay in ay aad uga murugsantahay labo shaqaalaheeda katirsanaa oo sanad ka hor lagu dilay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Philippe Havet oo ka soo jeeda Belgium ahaana Xiriiriyaha Barnaamijyada Deg dega ah iyo Andrias Karel Keiluhu oo…
