Dooni ganacsato Soomaali ah u rarneyd oo ku dagtay xeebaha Maamulka Puntland
Muqdisho Dec 25 2012 (SDN)— Wararka ka imaanaya deeganada maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagtay doon u rarneed ganacsato Somaali ah taasi oo kusii jeeday magaalada Muqdisho. Sida u warbaahinta usheegay Wasiirka kaluumeysiga iyo qeyraadka bada ee maamulka Puntland Eng. Maxamed Xaashi doonta ayaa ku dagtay xeebaha Gobalka bari. Wuxuu…
