Amnesty: Waa sharici daro in qaxootiga Somalida dib loogu celiyo xeryaha qaxootiga
Nairobi 22 2012 (SDN)–Hay’adda caalamiga ah ee Amnesty ayaa sharci-daro ku tilmaantay go’aanka ay dowladda Kenya ee ku celineyso dadka qaxootiga ah ee dalkeeda ku sugan, kuwaas oo ay ku jirto Soomaalida. Hay’adda ayaa sheegtay inay khalad tahay in dadka qaxootiga ah lagu eedeeyo inay ka dambeeyaan weeraradii marar badan ka dhacay Kenya.Waxayna sheegtay hay’ada…
