Dadka reer Koofur Kuuriya oo haweynay Madaxweyne u doortay Marii ugu horeysay
Seoul Dec 20 2012 (SDN)– Haweyneydii ugu horeysay Taariikha ayaa ku guuleytay in ay noqto Madaxweynaha dalka Koofur Kuuriya kaddib doorashooyin kadhacay dalkaasi. Park Geun-hye ayaa loo doortay in ay noqoto Madaxweynaha Rasmiga ah ee dalka Kuuriyada Koofureed waxaana looga fadhiyaa in ay wax ka qabto dhibaatooyin dhaqaalo xumi ee ka jira dalkaasi. Haweynedan la…
