admin

    Wasaarada Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sheegtay in ay soo celineyso xiriirkii caalamka

    Muqdisho Dec 18 2012 (SDN)— Xilli uu maanta saxaafada kula hadlaye wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Xukuumadda cusub ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Baaroow Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in wasaarada cusub ee arimaha dibada ay qorsheynayso sidii ay usoo celin laheyd xiriirkii wanaagsanaa ee kala dhaxeyn jiray caalamka intiisa kale. Wasiir ku…

    Read More

      Xildhibaanada Barlamanka Soomaaliyeed oo looqeybiyay Miisaaniyada dowladda ku shaqeyn doonto

      Muqdisho Dec 18 2012 (SDN)— 170-mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta soo xaadiray kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa loo qaybiyay miisaaniyada dowlada ay ku shaqaynayso sanadka soo socda. Wasiirka Maaliyada iyo Qorshaynta Soomaaliya Maxamuud Xasan Sulaymaan oo ka hadlay kulanka Baarlamaanka, ayaa sheegay in qorshaha miisaaniyada ee loo qaybiyay Baarlamaanka ay ka kooban tahay…

      Read More

        NATO: Somali pirates seized no ships for 6 months

        BRUSSELS Dec 18 2012 (SDN) — NATO officials say no ships have been hijacked off the Somali coast in the second half of this year, reflecting a sharp decrease in piracy along one of the world’s busiest shipping routes. Commodore Ben Bekkering attributed the success to the continuing efforts of an international fleet along the…

        Read More

          Ciidamo AMISOM iyo dowladda ah oo lageeyay deegaano hoostaga gobolka Sh/hoose

          Marko Dec 18 2012 (SDN)— Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faah-faahin ka bixiyay ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Dowladda oo la geeyay deegaano ka tirsan Gobalkaasi. Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose ee Dowladda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii oo warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ujeedka ciidankaasi loo geeyay deegaanadaasi ay tahay sidii looga hortagi…

          Read More

            Munaasabada lagu xusayo 40-sano guuradii ka soo wareegatay qorista farta Soomaliga oo ka furanta Jabuuti

            Jabuuti Dec 17 2012 (SDN)— Waxaa maanta munaasabado Balaaran oo lagu maamusayo sanad guuradii 40-aad ee ka soo wareegtay qorista Farta afka- Soomaaliga   si rasmi ah uga furantay  magaalada Jabuuti ee xarunta  Jamhuuriyadda Dalka Jabuuti. Munaasibadaan  ayaa waxay ka dhacaysa Hotelka Kampiski Place ee dalka Jabuuti waxaa xuska sanad guuradii 40 aad ee ka soo…

            Read More

              Ra’iisul wasaare saacid oo faah faahin ka bixiyay wasiiru kuxigeenada uu dhawaan soo magacaabay

              Muqdisho Dec 17 2012 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay wasiiradii uu dhawaan uu soo magacaabay. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in sababta loosoo magacaabay 20-wasiiru ku xigeen iyo 5-wasiiru dowlayaal ay tahay inay la shaqeeyan wasiirada…

              Read More

                Wasiirka Gaashaandhigga Soomaliya oo sheegay in aan dulqaadan doono in dharka Ciidanka lagu waxyeeleeyo dadka rayidka ah

                Muqdisho Dec 17 2012 (SDN)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa u goodiyay dadka ku labisan dareyska Ciidamada dowladda ee dhibaateynaya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka dalka. C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in aan loo dul qaadan dooni in dad ku labisan dharka Ciidamad dowladda ay waxyeeleeyaan shacbka Soomaaliyeed ee dhibaateysan waxaana uu carabka ku…

                Read More

                  Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Xuska 40-sano guuradii ka soo wareegaytay qoraalka Afka Soomaliga

                  Jabuti Dec 17 2012 (SDN)— Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalaya Xaflada 40-sanoguuradii kasoo wareegatay markii la qoray afka Soomaaliga. Madaxweynaha Soomaaliya oo iminka ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka qeybgalaya xafladaasi qiimaha badan oo ay isugu tageen dad badan oo aqoonyahano iyo madax ah. Dalka Jabuuti ayaa martigelinaya xafladaasi waxaana…

                  Read More