admin

    Fiqi oo kulamo gooni gooni ah la qaatay Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Jaamacada Carabta

    Muqdisho Dec 16 2012 (SDN)— Mudane C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta oo Axad ah xafiiskiisa siyaabo goonigooni ah ugu qaabilay Danjireyaasha Q/M iyo Jaamacadda Carabta u fadhiya Somalia,wasiirka ayaa ugu horreyn la kulmay Ambassador mahiga Ergayga Q/M u qaabilsan Somalia waxa uuna kala hadlay arrimo ku saabsan Kordhinta Taageerada Q/M ee Somalia iyo sidii…

    Read More

      Barlamanka Soomaaliya oo ansixiyay howlaha labada sano ee soo aadan ay qaban doonaan

      Muqdisho Dec 16 2012 (SDN)— Kulan ay  soo xaadireen  xildhibaano gaaraya 152  mudane  uuna  shir gudoominayay afhayeenka baarlamaaka soomaaliya  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari  ayaa ka dhacay  xarunta  golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kulankaasi oo uu ajandihiisa ahaa qorshe hawleedlka  baarlamaanka 2-sano ee soo aadan. Gudoomiyaha  baarlamanka markii uu shaaciyay  ajandaha shirka ayaa halkaas waxaa doodo…

      Read More

        Dowladaha India iyo Sri Lanka oo ku heshiiyay in weji cusub lagu wajaho burcad badeeda soomaalida sanada cusub

        New Delhi Dec 16 2012 (SDN)— Iyadoo iminka ay yaraadeen weerarada ay qaadijireen burcad badeeda Soomaalida ayaa hadana waxaa la sheegayaa in wali ay jirto qatartooda.iyadoo taasi ay jirto ayaa hadana dowladaha India,Srilanka iyo Maldives waxa ay heshiis ku gaareen sidii loo naafeyn lahaa ama loogu hortagi lahaa qatarta Burcad badeeda Soomaalida. Wasiirka difaaca Srilanka…

        Read More

          Maamulka Magaalada Baydhabo oo sheegay inay xaqiijinayaan Ammaanka Magaaladaasi

          Baydhabo Dec 16 2012 (SDN)— Maamulka Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ayaa shaaca ka qaaday inay ku dadaalayaan xaqiijinta ammaanka Baydhabo iyo deegaanada kale. Xasan Maxamed Macalin Biikoole oo ah Guddoomiyaha Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ammaanka Magaalada uu yahay mid wanaagsan islamarkaana wax waliba oo dhibaato ah ay ka hortagayaan. Biikoole ayaa sheegay in…

          Read More

            Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Ansixiyay guddi-hoosaadka baarlamaanka oo ka kooban 15

            Muqdisho Dec 15 2012 (SDN)-Baarlamanka Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulankoodii 34 aad ee kalfadhiga koowaad ayaa ka dooday Ajande ku saabsan dib u habaynta Baarlamanka. Waxaa inta uu kulanka Baarlamanka uu socday warbixin looga dhagaystay Gudi farsamo oo ka koobnaa Shan xubnood oo loo saaray dib u habaynta Baarlamanka. Xubnahan ayaa waxaa ay…

            Read More

              Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay

              Muqdisho Dec 15 2012 (SDN)-Guddoomiyihii hore ee Baralamanka KMG ahaa ee Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gordhaw ka soo dagay garoonka diyaradaha ee Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho. Shariif Xasan Sheekh ayaa waxa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho xubno ka tirsan barlamanka Soomaaliyeed iyadoona loo galbiyay aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Xidhibaan Shariif Xasan Sheekh…

              Read More

                C/Xakiin Fiqi Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Garbahaarey

                Garbahaarey Dec 15 2012 (SDN) Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Garbahaareey ee Gobalka Gedo halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen masuuliyiinta dowladda ee Garbahaareey. C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa socdaalkiisa waxaa ku wehliye saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaa Taliyaha ciidamad xooga dalka….

                Read More

                  Itoobiya iyo Kenya oo ku dhawaaqay in ay taageerayaan Maamul u sameynta Jubooyinka

                  Nairobi Dec 15 2012 (SDN)—Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa isku raacay inay iska kaashadaan sidii ay nabad kaga dhali lahaayeen wadanka Geeska Africa ku yaala ee Soomaaliya,gaar ahaan Deegaanada iyo Degmooyinka ku yaala koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Mas’uuliyiinta labada dowladood oo si qoraal ah hadal isku dhaafsaday ayaa waxa ay ku qeexeen hadalkooda si mideysan…

                  Read More

                    Shacabka ku nool degmada Dayniile oo ka cabanaya dhac ciidanka dowladda ugeestaan

                    Baladweyne Dec 15 2012 (SDN)Shacabka ku nool Xaafado ka tirsan Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ay kala kulmaan qaar ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Mid kamid ah odayaasha deegaanka oo la hadlay Qubejoog.com ayaa sheegay in rag ka tirsan ciidamada Dowladda ay dhibaatooyin adag ku hayaan shacabka…

                    Read More