RW Xamsa oo kulan amni ku qabtay Muqdisho
Muqdiaho March 17, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir-gudoomiyay kulan looga hadlay amniga dalka, khatarta Al-Shabaab iyo sidii sare loogu qaadi lahaa amniga caasimadda. Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiir Amniga Gudaha, Taliyeyaasha Ciidamada, Booliska, Nabadsugida, Xeer Ilaaliyaha Qaranka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, iyadoo…
