Itoobiya oo ka fiirsaneysa ka noqoshada heshiiskii Badda
NY (QJ) -Itoobiya ayaa ka fiirsanaysa inay ka laabato qorshaheeda ay ku aqoonsanayso dawladda iskeed iskummagacawday ee Somaliland, sababo la xidhiidha walaaca beesha caalamku ka qabto inay uga sii darto xiisadaha gobolka, sida ay ku warameen ilo xog ogaal ah oo la hadlay Bloomberg. Itoobiya oo aan bad lahayn, ayaa bishii January la gashay heshiis…
