Addunyada Badeeco la Dhiifiye Maqlay Laakin Gabdho la Dhoofiyay waa Noo Kow Hortiin

1)         Damqasha la’aanta dowladenna!     2)            Danaha Sacudigu Dumarkenna kaleyahay!     3)        Dawarsigga loo horseedayo Hablahenna da’yartaa!     ”Ma Dumarkii Somaliyed, ee dadka ugu sareeyay, ayaa dawarssi loo diray?  ”Ma Dowladaan ogsoneyn danaha Sacudigu dumarkenna kaleyahay?  Damqasha la’aanta dowladennu waa midda kentay in maanta eey aqbalaan in Dumarkennii wanaagsanaa, Sacudigu siddii xoolihii soo dalbadaan, ee eey dhahaan dhowr…

Read More

Berbera uma Baahna Deked laga Garab dhiso,Ha Noqoto Ceel-Gardi iyo Wax la Mid ah.

Waxaa Qoray Cali Cabdi Xaaji Aadan “Cali Yaanbo” Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Qalabka Warbaahinta laga Maqlayay Muran ku saabsan dhismaha Dekadda la sheegay in laga hirgalinayo Deegaanka Ceel-Gardi. Ugu horayn Waxaan Qirayaa in Dalkeenu u baahan yahay in dekado cusub loo dhiso Isla markaana la Horumariyo Kuwa shaqeeya hasa yeeshee Waxaan u arkaa arrin aan…

Read More

Hadimada dhaqamada reer galbeedka

Waxaaan marnaba insha laga qarsan  Karin sida uu dhaqanka reer galbeedku u saameeyay dunida islaamka xag dhaqaale,xag siyaasadeed iyo xag cilmi nafsiyeedba ( physiology) umada islaamkuna ay iska qaadatay iyagoon u fiirsan mabda’yada iyo dhaqamada khaldan ee reer galbeedka taasoo ay sababtay ka dib xadaaradii iyo quwadii intabadan dunida hogaaminaysay ee islaamka oo hoos u…

Read More

Somaliland Refutes Al-Shabaab Allegations

Hargeisa, 16 February 2016 – The Somaliland Government wishes to categorically refute the false allegations made in a recent article in Kenyan media that claims it supports Al-Shabaab in any way, shape or form.  The article that is entirely devoid of fact and replete with hearsay makes a litany of spurious claims, all of which…

Read More

Liibaan Ismaaciil Oo Dhambaal Hambalyo Iyo Duco Ah U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga. Mudan Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)

Mudane Madaxweyne waad ku mahadsan tahay inaad ku qanacdo mudane Xuseen Aadan Cige inuu hanan karo hawshaas baaxada leh ee wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga.  Waxaanan ku ogahay karti, dadaal, daacad, hufnaan, samir iyo hab-dhaqan tolmoon oo ay ku ladhan tahay Diin iyo dadnimo sugan. Waxaanan mudane Xuseen Aadan Cige leeyahay waxaan kugu hambalyaynayaa horu-socdkaas aad…

Read More

Muwaadin u soo codee muwaadiniinta kudayashada mudan ee aad door-bidayso.

Muwaadin u soo codee muwaadiniinta kudayashada mudan ee aad door-bidayso. Riix Halkan Si Aad U Codayso: http://www.kudayo.sametech.org/ Codayntu waxay soconaysaa labada bilood ee sanadka ugu horreeya. Qofkiiba wuxuu u codaynkaraa ugu badnaan 5 qof oo uu kasoo kala xushay qeybaha wax lagu soo xulanayo sida: diinta, waxbarashda, caddaalada, caafimaadka, dhaqanka, nabadayntamaamul-wanaagga, wax-soo-saarka, shaqo-abuurka, ciyaaraha, saxaafadda,…

Read More

(DAAWO)Liver Pool oo Goolal Ku Hanfisey Aston Villa.(JAAHUUR)

London-Feb-14-(SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska(Premier League) oo meel xasaasi ah maraya. Kooxhii waaweynaa oo duufaantu ku habsatey oo madaxa la soo kacay sida Arsenal oo 2-1 uga badisey Leicester hogaankana u haysa horyaalka. Haddana Liver Pool oo meel aan u qalmin horyaalka kaga jirta ayaa ku nafbaxdey Aston Villa kuna asqeysiisey goolal…

Read More

Marka Uu Dalka Haysto Hoggaamiye Xun Bulshaduna Way Xumaataa

Hogaamiyuhu sidiisaba waa tiirka mideeya ummaddaha hogaamiyuhu waa astaanta hagta qaranka  hoggaamiyuhu ummadsa ayuu kala hagaa si aan ummaddu isusoo gaadhin oo gacanta ugu qaadan sharciga halkaana dhibaato uga imaan hadii dal hogaamiyuhu u caafimaad qabo dadkiisuna way caafimaad qabaan hadii dal hogaamiyuhu ka xumaado ummaduna way xumaataa  somalilabd maanta wax qabsaday hoggaamiye buka hogaamiye  …

Read More

Luuqadda Saxaafadda = W/Q: Cali Cabdi Coomay

Suxufiga waxa looga baahan yahay inuu noqdo qof u dhexeeya, arrimaha dhacaya. Dadku way kuu siman yihiin. Maaha inaad dadka qaarna soo dhawayso, qaarna aad fogayso.Maaha kaalinta weriyuhu inuu kala xukumo sax iyo khaladka, runta iyo beenta wixii la kala sheegto, ama inuu go’aamiyo dhinicii run sheegaya ama inuu waan waan ka dhexdhaliyo dhincayada is…

Read More

Somaliland iyo bangiyada islaamka

Soomaaliland bangiyo nooc ma ah ayaa ay ubaahan tahy? Bangiyada islaamka :milicsi taariikheed Sanadku markuu ahaa 1936 ayaa Bangigii ugu horeeeyay oo ku shaqeeya nidaamka maaaliyadeed ee islaamka laga furay magaalada mit-qamar ee dalka masar. Inkastoo bangigaa markiiba irida laysugu dhuftay ,arimo siyaasadeed daraadeed ,haddana ,mudadii yarayd ee uu shaqaynaayay waxa uu yeeshay macaamiil aad…

Read More

Wasaaradda Warfaafinta oo Hambalyo u Dirtay Reer Cusub oo ku soo Kordhay Bah’da Warbaahinta Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,DH/Wacyigelinta Marwo Shugri Xariir Ismaaciil Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan(Ilka-Case) Maareeyaha Telefishanka Qaranka Cabdi Cali Mahdi Agaasimaha Waaxda Idaacadaha Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf 6- Maamulaha Idaacada Radio Hargaysa Maxamed Siciid Muxumed 7-Madaxa Barnaamijyada Ee Radio…

Read More

( hareeraha ma qabannaa ) waa gabey ka hadlaya soomaalid han yarideeda iyo horumar la’aanteeda

  Waayadan haloosiga murtida hoos umaan dayine Hawlaha kalaa igu badnaa hanashadoodiiye Hayeeshee hiyiga may ka gudhin haybaddii waliye Hirkii mawjadduhu laabta  way ka hanqadhaayaane Hileygaan ujiidee dibnuhu wayku hadayeene Hindisiyo dareen igu dhashaa kiciya howraare Markaassaan maluugtiyo hoggiyo hilin u eegaaye Caawana halkaan  hibanayaan ka holan doonaaye   Been lama hawaystee runtaa lagu hanuunaaye…

Read More

Musharax Dr. Maxamed Xasan Finad Oo Ka Hadlay Hankiisa Siyaasadeed Iyo Xaalada Dalku Marayo DAAWO

Hargeysa,9feb,2016(QJ/SDN)-Dr.Maxamed Xassan Xaashi Finnad Oo Ka mid ah murashaxiinta u tartamaya doorashada aqalka baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay hankiisa murashaxnimo iyo xaaladda dalka gaar ahaan Xaaladda Tiyaatarka Magaalada Hargeysa. Musharaxu waxa u si toos ah uga jawaabay hadalo kasoo jeeday wasiir cukuse iyo mareexaan, isagoona sheegay in hadalka kasoo jeedhay wasiiradaas uu dhabar jab ku…

Read More

(DAAWO) Inter Iyo Verona oo Goolal Isku Hufey. (JAAHUUR)

        Italy-Feb-07-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu iclaamineynaa horyaalka Talyaaniga oo meel xasaasi ah maraaya,waxaana goradda iskugu jira Napoli iyo Juventous. Ciyaaraha xiisaha badan ee maanta la ciyaarey waxaa foodda isla galey Barcelona oo 2-0 ugu awood sheegatey Laventa, Man United iyo Chelsea-na waxay isla dhaafiwaayeen 1-1. Haddaba horyaalada ka kala socda Talyaaniga(Seria A,Spain…

Read More