This Is The Small Part Of Urgent Correspondence To Ethiopia For Gashamo Region Massacre

By diplomatic vernacular, the armistice and cooperation between neighbouring countries upkeep economic heightening, security enhancement, social sense of camaraderie and positive political constancy. Ethiopia’s miracle double digit economic growth and lucrative maturity as a developmental state derived under the possibility of Somaliland’s success by way of the veneration and respect with its neighbours expressly Ethiopia…

Read More

Baaq  Ku Wajahan Bulsho-weynta Reer Somaliland Dowlad Iyo Shicibba. 

Waxaynu ku khasbanahay, inaynu ku haminno, u hiloowno una hawl galno shaqo-abuur dhamaystiran oo  dalkeena ah. Waxay durmarkeenu ku habaartami jireen waayadii hore ‘afka qidhim lagaa sii’. Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin. Email:sulub2007@yahoo.com Tel:0634426781   Sida ay badankeenu wada ogsoon yihiin, dowladaha aduunweynaha kale ka jira iyo shicibkooduba  waxay muhiimada ugu weyn ay siiyaan badankoodu  marka…

Read More

Kooxda Khaatumo ee Prof Galaydh oo Deegaanada ay ku Sugan yihiin ka Mamnuucay Hay’ado Caalami ah Fadhigeedu yahay Hargaysa DAAWO

Buuhoodle 27,May 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in deegaanada maamulkiisu uu ka taliyo ay ka mamnuuceen haayado fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, Hayadahan ay sheegeen in ay ka mamnuuceen deegaanadaasi ayaa waxa ka mid ah WFP,DDG,iyo Haayada kale ee DRC. https://www.youtube.com/watch?v=vadGvcaLZbI

Read More

Maayarka Magaalada Berbera oo Fara Cididood kaga Badbaaday Dil Qorshaysan iyo Mid ka Mid ah Ilaaladiisa oo Geeriyooday DAAWO

Berbera 26.May 2016 (SDN/QJ):- Nin Hubaysan ayaa Maanta Magaalada Berbera ku Khaarajiyey Mid ka Mid ah Ilaalada Maayarka Magaalada Berbera Cabdi Shakuur Waxaana la Sheegay inuu Maayarka Berbera Fara Cididood kaga badbaaday Isku daygan Dil. Ciidanka Booliska ayaa Sheegay inay Gacanta ku hayaan Gacan ku dhiiglihii falkaas gaystay. https://www.youtube.com/watch?v=k-oYgjOMdho&feature=youtu.be  

Read More

Maxaa Maskaxdeennii Ka Ooday, Afkeeniina Qidhim Ka Siiyey Marka Ay Timaaddo ka waran haynta iyo dareensananta Heerarka Tarankeenna

Ka dhoohsananteena qadiyadaasi iyo wax ka qabad la’aanteeda ma laga yaba in ay noqoto mid sabab u noqota dabargo’a  umadeena iyo halaaga dilaa ah oo gunyar socodka iyadoo aynu ka  dareem lanahay, Alleh kama yeelee! Sida aad iiga baraten kolba waxaan jalleeca , meesha danteena guud ee aynu wadagno ay ka liicdo ee u bahan…

Read More

DHAGEYSO: ‘’Shilalka Gaadiidku Waa Dagaal Ummadda Baabiinaya’’ Sheekh Cismaan Cali Xuseen

  Hargeysa, 13,5,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Cismaan Cali Xuseen oo ka mid ah culimada ducaadda ah ee magaalada Hargeysa ayaa maanta khudbaddii jimcaha kaga hadlay shilalka gaadiidka oo baryahan danbe kusoo badanayay Somaliland. Sheekhu waxa uu is dul taagay masuuliyadda ay leedahay darawal-nimadu, isagoona sheekhu khudbaddiisa ku daray waxay diinta islaamku ka qabto qofka gaadiidka…

Read More

Ma Rabtaa Inaad ka Mid Noqoto Boqolka Halyey ee Diiwaanka Baal-ka dahabka ah ee Baro oo Ku Dayo Muwaadinkaaga?

BARNAAMIJKA BARO OO KU DAYO MUWAADINIINTA DANTA GUUD WAX WEYN KA SOO QABTAY EE KU DAYASHADA MUDAN. Tel: 0634428572 / 0659700840 Email:kudayo2016@gmail.com MA RABTAA IN AAD KA MID NOQOTO 100-KA MUWAADIN EE HALYEEYAD AH EE DANTA GUUD WAX WEYN KA QABTAY, EE NASIIBKA U HELAY IN LAGU QORO “DIWAANKA BAALKA DAHABKA AH EE HALYEEYADA REER…

Read More

(DAAWO) Ciyaartii Aay Man United Final-ka Ugu Soo Baxdey(Fa Cup) Jaahuur.

London-Apr-24-2016-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska (premier league) oo gabagabo heehaabanaya iyo Man United oo u soo baxdey Final-ka waxayna isku faataxaysan doonaan Crystal Palace. Haddaba horyaalkan ayaa Leicester sii adkeysatey markii 4-0 uga badisey Swansea. Ciyaarta final-ka ah ee dhexmaridoonta Man United iyo Crystal Palace waxay ka dhici doontaa (Wembley) Bisha…

Read More

Murugo Aan Maaro Loo Raadin !

Walbahaarka iyo welwelku waa mid  guri kasta u ah wehel , aabbo iyo hooyo waliba wadnaha iyo farta ayay isku hayaan. Waxa ugu badan ee maankooda ka guuxayaa waa waydiimo aanay u hayn jawaab sugan iyo wakhti go’an,  haddii ay hurdaan iyo haddii ay hawl maalmeedkooda ku jiraan ba beerkoodu wuu babanayaa, kashoodu wey nugushay,…

Read More

Kuma Aanan Tabceen!

Salaaddii casar ayaan ku tukaday masaajid aan wax badan ka fogayn gurigayga.  Judhii salaadda laga baxayba,  intaan kabahayga hore  u iladay ayaan beegsaday   dhinicii  albaabku iga xigay. Kolkaan bannaanka u soo baxay ayaan milicsaday Islaan gidaar masaajidka ka soo horjeeda fadhida. Go’ ayaa dusha kaga dedan. Dhulkana waxaa u goglan go’ kale oo dadka masaajidka…

Read More

(DAAWO) Ciyaartow Dhameystiran Kulankii Sergio Aguero Iyo Chelsea premier League (Jaahuur)

London-Apr-17-2016-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Ingiriiska,waxaana foodda isla galey labada naadi ee aan rajada ka lahayn inay hantiyaan koobkan waa Man City iyo Chelsea. Man City waxay u soo baxdey (semi Final-ka) koobka Yurub waxayna isku naf bixidoonaan Real Madrid haddaba daawo sidey u karbaashtey Chelsea. W/Q Jaahuur…

Read More