Mudaharaadyadii Laascaanood oo weli socda

Laascaanood December 28, 2022 (QJ) – Ciidamada Somaliland ayaa mar kale maanta Rasaas ku kala eryay dad rayid ah oo muddaharaad ka samaynayay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Madaxweynaha mudoxileedkiisa dhamaaday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qalalaasaha Laascanood ku eedeeyay cadow uu sheegay in ay Somaliland ku soo duulay. Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa dhaliilay sida…

Read More

Miisaniyada Soomaaliya 2023 oo la ansixiyay

Muqdisho December 28, 2022 (QJ) – Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa dood maalmo qaadatay ka dib maanta ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023-ka. Wadarta guud ee Miisaaniyadda sanadkan ayaa gaartay in ka badan $973 oo million iyada oo Miisaaniyadda sanadkan loo kordhiyay adeegyada xarumaha Caafimaadka dowladda, Waxbarashada iyo hay’adaha amniga dalka. Miisaaniyadda…

Read More

Ismaaciil Cumar oo safar ujeedo badan ah ku tegay Muqdisho

Muqdisho December 28, 2022 (QJ)- – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Jabuuti ku soo dhaweeyay magaalada Muqdisho, masuuliyiinta Labada dal ayaa yeeshay wada-xaajoodyo ku saabsan xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti, iyo sidii loo sii horumarin lahaa. Labada Madaxweyne oo shir-saxaafadeed wada qabtay kulanka kaddib, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh uu uga mahadceliyey Madaxweyne Ismaaciil…

Read More

Soomaaliya oo u digtay Genel Energy

Muqdishu December 28, 2022 (QJ) – Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortimid qorshaha shidaal baarista ee Genel Energy ka waddo Somaliland. War saxaafada loogu talogalay oo kasoo baxay wasaaradda ayaa looga digay khatarta ka dhalan karta maalgashiga iyo sahminta sharci darrada ah oo ay sheegtay wasaardu inay shirkadda ka waddo deegaannada Somaliland. Dowladda…

Read More

Dibedbaxayaal lagu laayay Laascaanood

Laascaanood December 27, 2022 (SD) -Dibedbaxyo ka dhacay magaalada Laascaanood ayaa la sheegtay in ay ka dhalatay dhimasho iyo dhaawac ka dib kolkii ciidamada amaanka ee gobolku ka hortegeen dibed baxayaasha. Dibedbaxyada ayaa yimi ka dib kolkii shalay halka rag hubeysan ay ku dileen Cabdifataax Cabdullaahi Cabdi (Hadraawi)oo ka tirsanaa xisbiga Waddani iyo waxgaradka magaalada…

Read More

Wasiir Juxaa oo eedeeyay Wasiir hore Abgaal

Garoowe December 27, 2022 (SD) – Wasiirka arrimaha guddaha Puntland Cabdi Faarax Juxaa ayaa sheegtay in wasiirkii hore ee maaliyada Puntland Xasan Shire Abgaal oo diidan hanaanka doorashooyinka qof iyo cod uu urursaday ciidamo isla markaana ka horyimi diiwaangelinta codbixiyeyaasha Puntland. Juxaa ayaa saxaafada guddaha u sheegtay in Xasan Abgaal oo la soo xiriiray uu…

Read More

Al Shabaab oo xanibtay Hormuud

Muqdisho December 27, 2022 (SD) -Kooxda Al Shabaab ayaa la shaaciyay in ay xayiraad ku soo rogtay Shirkada isgaarsiinta Hormuud. Ilo wareedyo ay xigatay iddaacada Mareykanka ee VOA ayaa arinkan sheegay. Shirkada iyo kooxda Al Shabaaba arinkan weli may ka hadal. Xayiraada la baahiyay ayaa imaneysa xili Al Shabaab laga saaray degaanada hoostaga maamulka Hirshabelle….

Read More

Al Shabaab oo dad ku laayay Lamu

Lamu December 27, 2022 (QJ)-Booliska dalka kiinya ayaa sheegtay in Rag hubeysan oo ka tirsan Al Shabaab ay weerar ka fuliyeen magaalo xeebeedka Lamu. Weerarka oo dhacay intii lagu gudo jiray dabaadega munaasibada masiixiga ayaa waxa ku dhintay laba ruux. Guddoomiyaha Gobolka Xeebta John Ellunata ayaa sheegtay in kooxda wareerka aheyd ay caabiyeen ciidamada booliska…

Read More

Ilhaan Cumar oo xaflad lagu soo dhaweeyay

Muqdisho December 27, 2022 (SD) – RW Soomaaliya Xambse Cabdi Bare ayaa munaasibad soo dhaweyn ah xalay ku casuumay xildhibaanad Ilhan Cumar oo ka tirsan aqalka Wakiilada Mareykanka. RW Xamse ayaa Ilhan ku amaanay karti uu sheegtay in ay guulo uga soo hoysay siyaasada Mareykanka, isla markaana ay tusaale fiican u tahay qurbejoogta Soomaalida. Xildhibaanad Ilhaan…

Read More

Sadexda Xisbi qaran oo shatigii ka dhacay

Hargeysa December 26, 2022 (QJ) – Waxa manta mudo sharciyeedkii xisbnimo ee tobanka sanadood kaga eg yahay maanta sadaxda xisbi qaran ee Kulmiye Wadani iyo UCID oo sharciyada xisbinimo helay ka dib doorashooyinkii Degaanka ee 2012kii. Mudo xileedka dhamaaday ee xisbiyada ayaa imanaya xili mudo xileedkii Madaxweynaha fadhiyaa uu dhamaaday bishii hore, sidoo kalena Gollaha guurtida…

Read More

Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo dhaliil u jeediyay dawlada dhexe

Baydhabo December 26, 2022 (QJ) – Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta eedeeyay dawlada federaalka Soomaliya in ay qeyb ka tahay khilaafka dhiigu ku daatay ee salka ku hayamudokororsiga madaxweyne Laftgareen. Xildhibaanada oo manta saxaafada la hadlay ayaa ciidamada dawlada federaalka ku eedeeyay in loo adeegsanayo sidii Khalkhal loo gelin lahaa maamulka Koonfur Galbeed. Xildhibaanada ayaa…

Read More

Madaxda maamul goboleedyada dalka iyo dawlada dhexe oo shiraya

Muqdisho December 26, 2022 (QJ) – Waxa manta Muqdisho shir wada tashi ah uu uga furmay madaxda maamul goboleedyada dalka iyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Shirka ayaa looga wada hadli doona arrimaha Garsoorka, federaalka iyo dagaalka ka dhank ah kooxda Al Shabaab. Shirka ayaa imanaya xili madaxweyneyaasha maamulada ka tirsan federaalka uu dhamaanyayo mudo xileedkooda, halka…

Read More

Kiisaska argagixisada oo kusoo badanaya gudaha Somaliland

Hargeysa. 26 December, 2022. (QJ)- Muddooyinkii ugu danbeeyay waxa gudaha Somaliland kusoo badanaya kiisaska argagixisada iyo dadka loo haysto tuhuno la xidhiidha falal argagixiso. Qurbejoog ayaa ogaatay in tobanaan kiis oo ku saabsan argagixiso la keenay maxkamadaha Somaliland agar ahaan gobolka Maroodijeex arintan oo dad badani aanay ka war hayn, balse fadhiyadoodu ay furan yihiin…

Read More

Soomaaliya oo Carabta cawimo ka dalbatay

-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daauud Aweys Jaamac ayaa dalalka carabta ka dalbaday in ay taageeraan dagaalka dawladiisu kula jirto kooxda Al Shabaab, Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegtay shir dalalka carabtu isugu yimaadeen oo ka dhacay dalka Liibiya. Dalalka carabta oo aan dalabka Soomaaliya ka soo jawaabin, ayuu wasiirka ka digay in aaney shicibkoodu rumeysan wararka ay…

Read More

Wasiirka difaaca Kiinya oo Kismaayo gaaray

Kismaayo December 25, 2022 (SD) – Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa manta Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wasiirka Difaaca Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale oo booqasho iyo kormeer ugu yimid Ciidamada Kenya ee kamidka ah howlgalgalka ATMIS. Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay diyaar garoowga loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa howlgalka Kooxda Al-Shabaab lagaga saarayo deegaanada…

Read More

Laftagareen oo Wasiiro ka horyimi bedelay

Baydhabo December 25, 2022 (SD) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis (Laftagareen) ayaa wareegto uu soo saaray xalay xilka uga qaaday labo kamid ah golihiisa wasiiradda, isaga oo sidoo kale magacaabay kuwa cusub. Madaxweynaha ayaa isku shaandheynta sameeyay ka dib kolkii wasiiradu ka horyimaadeen sida uu madaxwynuhu u maamulay dhacdadii dadku ku dhintaan ee dhawwnta…

Read More

Kaluumeysato Iraan iyo Pakistaan u dhashay oo la sii daayay

Tehran December 25, 2022 (SD) – Dowladda Iran ayaa xaqiijisay in ay maanta dowladda federaalka Soomaaliya ku wareejisay kalluumeysato oo maxbuus ahaan loogu haystay gudaha Soomaaliya. Kaluumeysatada oo biyaha soomaaliya ay markii hore ka qafaasheen Burcad badeed ayaa markii danbe lagu wereejiyay kooxda Al Shabaab. Iran ayaa sheegtay in dedaal dheer oo ay gelisay siideynyta kaluumeysatada…

Read More