Gudi dastuurka dib u eega oo la doortay

Muqdisho January 07, 2022 (QJ) – Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay manta yeesheen waxa lagu doortay guddi dib u eegis ku sameya dastuurka Soomaaliya. Doorashada Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo loo tartamay ayaa Xilka Guddoomiyaha waxaa ku guulaystay Xildhibaan Xuseen Iidow, halka guddoomiye ku xigeenka guddigana uu ku guulaystay Senator…

Read More

Shabaab oo weeraray Hilowle Gaab

Muqdisho January 06, 2023 (QJ) – Dagaal u dhexeeya ciidamada dowlada oo kaashanaya dadka degaanka iyo Al shabab ayaa saaka waabarigii ka qarxay degaanka Hilowle Gaab ee gobolka Shabellaha dhexe. xoogaga Alshabaab ayaa la sheegay in ay weerar qaraxyo ku bilowday ku soo qaadeen goobaha ay fadhiyaan ciidamada huwanta ee degaanka Hilowle gaab. afhayeenka gobolka Shabeelaha…

Read More

Laascaano oo ka baxday gacanta Somaliland

Laascaanood January 05, 2023 (QJ) Magaalada Laascaano ayaa maanta dageneyd ka dib kolkii dadka degaanka oo hubeysani ay dagaal xalay kala wareegeen magaalada ciidamada Somaliland ee halkaa ku sugnaa. Dagaalka ayaa yimi ka dib kolkii ay ciidamadu toogasho ku dileen Maxamed Cali Saadle oo kamid ahaa shacabka Laascaanood. Dadka degaanka ayaa ku khasbay shirkadaha Internetka in…

Read More

Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo Muuse Biixi Dhaliilay

Hargeysa January 02, 2023 (QJ) – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo isna markii u horeysay ka hadlay xaada Laascaanood ayaa Xukuumadda Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Muuse Biixi ku eedeeyay in ay qaadaneyso mas’uuliyadda tacadiyada halka ka dhacaya. Gudoomiye Cabdirisaaq oo u waramay bbcda ayaa in dad badan dhibaato soo gaarto dusha u saaray…

Read More

Madaxweyne Deni oo ka hadlay xaalada Laascaano

Garoowe January 02, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta magaalada Garoowe kula hadalay saxaafada ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee magaalada Laascaanood iyo arimaha doorashooyinka Puntland. Madaxweyaha Deni ayaa bulshada faray in Doorashada golayaasha degaan ee qorshan iyo wax ka qabadka xaalada Laascaanood la is barbar wadi doono. Madaxweynaha ayaa sheegay in…

Read More

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Gudi u saaray Laascaano

January 02, 2023 (QJ) -Shir uu manta yeeshay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa looga hadalay arimo ay ka mid yihiin hindise sharciyeed ay soo gudbisay dawlada Soomaaliya iyo xaalada magaalada Laascaanood. Kulnka baarlamanaka oo uu gudoomiyay Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxa Baarlamaanka looqeybiyay hindise sharciyeedka cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman, Xildhibaanada ayaa akhris kooban ka dib sheegay…

Read More

Madaxweyne Xasan oo ciidamadii Eretria lagu tababaray dagaal ugu baaqay

Muqdisho January 02, 2023 (QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo xarun u ah Ciidamada Xoogga dalka ee tababarka kusoo qaatay dalka Ereteriya ayaa ciidamda ku wargeliyey in ay isu diyaariyaan ka qayb galka dagaalka dalka looga xoreynayo Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa la wadaagay ciidamda rajada dowladda iyo…

Read More

Madaxweyne Xasan oo shacabka codsi u diray

Muqdisho Jan 01, 2023 (QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu manta jeediyay waxa uu shacabka uga warbixiyay waxqabadka dawladiisa ee todabadii bilood ee ina dhaafay. Madaxweynuhu waxa uu bulshada u sheegtay in sanadkani noqon doono mid dalka looga xoreeyo Al Shabaab isla markaana la wejihi lahaa adeeg iyo waxqabad. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku…

Read More

Maxaweyne Xasan oo sexeexay miisaniyada 2023

Muqdisho December 31, 2022 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta saxiixay sharciga miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023-ka oo ay hore u ansixiyeen xildhibaanada BF Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa kororka miisaaniyadda ku bogaadiyey Xukuumadda, sidoo kalena boggaadiyey ansixinta miisaniyada Mudaneyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Inta badan waxaan jirin qiimeyn miisaniyadeed oo hufan iyo xisaab…

Read More

Rabshadahii Laascaano oo sii socda iyo masuuliyiin ka hadlay

Muqdisho December 31, 2022 (QJ) – Waxa manta duhurkii ka dib magaalada Laascaanood dib uga bilowday dibedbaxyadii maalmahanba halka ka socday, dibedbaxyada oo ka bilowday dalalka soo noqnoqda ee dadka lagu laayo ayaa haatan isu bedelay mid lagu dalbanyo in Somaliland ay degaanada isaga Baxdo. Rabshadaha Laascaanood waxa siyaabo kal duwan uga hadlay madaxda Soomaaliada oo…

Read More

Dibedbaxyo dad ku dhinteen oo weli ka socda Laascaanood

Laascaanood December 30, 2022 (QJ) -Waxa manta halkoodii ka sii socday dibed baxyadii sadexdii maalmood ee ina dhaafay ka socday magaalada Laascaanood. Waxaana manta salaadii Jimce dabadii iswejahay dad gadoodsan oo dhagax tuurayay iyo ciidamad amniga magaalada, rasaasy ay ciidamadu ridayeena waxa ku geeriyooday alaha u naxariistee Marxuum Bidde Faarax Caalin oo kamid ahaa culimada…

Read More

Madaxweyne Geele oo bilad Sharaf la siiyay

Muqdisho December 30, 2022 (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xaflad ka dhacday Villa Soomaaliya Billad Qaran ku guddoonsiiyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Maxaweyne Xasan Sheekh ayaa sheegtay in Madaxweynaha Jabuuti Billada Qaran uu ku mutay kaalintiisa dowlad-dhiska iyo garab istaagga dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka…

Read More

Dibad baxyo maalintii sadexaad ka socda Laascaanood

Laascaanood December 29, 2022 (SD) -Dibad baxyo rabshada wata oo ay dhigayaan shacabka magaalada Laascaanood ayaa galay maalintii sadexaad waxaanay dibad baxayaashu taayaro ku gubayaan waddooyinka magaalada halka waddooyinka qaarna dhagxaan ku gooyeen, dadka careysan dilalka qorsheysan ee lagula kacayo dadka magaalada. Waxaa maanta xiranaa inta badan ganacsigii magaalada Laascaanood. Madaxweyne ku xigeenka iyo qaar…

Read More

Muqdisho lagu soo gebagabeeyay Shirkii wadatashiga qaran

Muqdishu December 29, 2022 (QJ) -Waxa manta magaalada Muqdisho lagu soo gebagabeeyay Shirkii wadatashiga qaran ee u dhexeeyay dawlada federaalka iyo maamul goboleedyada dalka, waxaana shirka laga soo saaray heshiis dhawr qodob ka koobnaa oo qaar kamid ah maamulka Puntland aanu sexiixin. Golaha wadatashiga, marka laga reebo Puntland, waxay isku raaceen heshiis siyaasadeed oo ku…

Read More

Akadeemiye-goboleedka Af Soomaaliga oo Muqdisho laga furay

Muqdisho December 29, 2022 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xarigga ka jaray Akadeemiye-goboleedka Af Soomaaliga oo xarunteeda laga hirgeliyey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kula dardaarmay fanaaniintaiyo abwaanada Soomaaliyeed in ay xoojiyaan doorkooda ku aaddan wacyigelinta bulshada iyo dowladnimada, iyo in xaruntu hagto suugaanta,…

Read More