Biden oo sexeexay heshiis iskaashi oo Somaliland ay la yeeshaan

Washington December 24, 2022 (SD)- Madaxweyne Joe Biden ayaa manta ansixiyey Miisaaniyadda difaaca dalkaas ee 2023 oo qayb ka ah iskaashiga Maraykanku la yeelan doono Soomaaliya oo Somalilandna ku jirto. Miisaaniyada ayaa lagu lifaaqay wadshaqeyn hadal heyn badani ka dhalatay oo Mareykanka iyo Soomaaliland ka yeelanayaan dhincaya amniga. Wadashaqeynta ay Somaliland iyo Mareykanka oo Muqdisho…

Read More

Baydhabo oo maanta degeneyd

Baydhabo December 24, 2022 (QJ)- Magaalada Baydhabo ayaa maanta dagan, kaddib dagaal dad ku dhintay shalay oo dhex maray ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ee diidan muddo kororsiga madaxweyne Laftagareen. Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo maanta hadlay, ayaa ku baaqay in nabadda laga shaqeeyo, baaritaana lagu sameynayo…

Read More

Madaxweyne Xasan oo sheegay in Saraakiil caawiso Al Shabaab

Muqdisho December 24, 2022 (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku eedeeyay saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya in ay kala shaqeeyaan Al-shabaab qaraxyada laga fuliyo Muqdisho. Madaxweynaha oo manta ka hadlayay sanadguue=ardii 79 aad ee aasaaska booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in gawaarida walxaha qarxa ka buuxaan ee Al-shabaab in ay baraha Koontaroolada…

Read More

DANAB oo 67 Al Shabaab ah ku dilay Sh/Dhexe

Ceel-Bacaad December 23, 2022 (QJ) – Ciidamada DANAB ayaa sheegay howlgallo qorsheysan ka fuliyay xadka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Galguud dhanka Waqooyi Barri kaga beegan degaanka Ceel-bacad. Taliye-kuxigeenka Guutada 16-aad ee Danab Gaashaaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ay sheegay in howlgalka lagu dilay 67 dagaalame oo katirsan Ururka Al-Shabaab, isla markaana ay bur buriyeen…

Read More

Darawalkii Mursal oo u galay Al Shabaab

Mogadishu December 21, 2022 (QJ) – – Guddoomiyahii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa faahfaahin ka bixiyay in mid ka mid ah darawaladiisa oo Al-shabaab ku biiray. Murasal oo iminka ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegtay in Darawalkan oo dawlada Mareykanku tababartay ay ciidamada amaanka ku wargeliyeen in la layahay. Waxaase soo baxaya warar…

Read More

Al Shabaab oo laga saaray gobolka Shabeelaha Dhexe

Mogadishu December 21, 2022 (QJ) – Ciidamada Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay manta la wareegeen degmeda Ruun-Nirgood ee Sh/belaha dhexe oo ah degaankii u danbeeyay ee ay al Shabaab gobolkaa kaga sugnayeen. Howlgalkan lagula wareegay Ruun-nirgood ayaa waxaa xaqiijiyay Korneel Saney Cabdulle oo ah taliyaha guutada 4-aad, ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidamada dowladda iyo…

Read More

U.S. Gen. Jami Shawley oo Berbera ku sheegtay Soomaaliya

Berbera December 20, 2022 (QJ) – Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Geeska Afrika iyo dalka Yemen Jeneraal Jami Shawley ayaa booqatay dekedda Magaalada Berbera. Taliyeyaasha Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Ilaalada xeebaha Somaliland Nuux Taani iyo Axmed Hurre Haariye ayaa ku qaabilay dekeda Magaalada Berbera Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Geeska Afrika iyo dalka Yemen. Janeral Jami ayaa sheegtay…

Read More

Laftagareen oo difaacay mudada loo kordhiyay

Baydhabo December 20, 2022 (QJ) – -Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo mudo xileedkiisii sharciga ahaa uu ku ekaa shalay ayaa ka jawaabay diidmo laga muujiyay mudo kororsi loo sameeyay. Madaxweyne Laftagreen ayaa ka jawaabay dhawaaq shalay ka sooyeeray ciidamo la baxay badbaadinta Koonfur Galbeed oo uu sheegtay in aaney aqbali doonin, waxaanu intaa raaciyay in Baarlmaanka maamulkaasi…

Read More

Donald Trump oo dacwad laga gudbiyay

Washington December 20, 2022 (QJ) – Guddiga ay Aqalka Wakiilada Mareykanka u saareen baarida weerarkii 6-dii Janaayo 2021 lagu qaaday xarunta Congress-ka, ayaa Isniintii u gudbiyay dacwad-oogayaasha afar dambi oo lagu soo oogo madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump. Codsiga uu guddigan u diray Waaxda Cadaaladda ayaa noqonayaa kii u horreyay taariikda ee Congress-ka dalbado in…

Read More

Ururo siyaasadeed dhaliilay Siciid Deni

Garoowe December 19, 2022 (QJ) – Afar ka mid ah ururadii shalay ka horyimi saxeexa heshiiskii laga gaaray khilaafkii doorashooyinka Puntland ayaa manta Xukuumada Madaxweyne Deni ku eedeeyay in ay iska horkeeneyso ururada siyaasada u diiwaangashan. Ururda Shaqaalaha, Dhalinyarada, Horseed iyo Mideeye ayaa war ay manta soo saareen ku sheegtay in dhinacyada arinkani khuseeyo shir isugu…

Read More