U.S. troops are back in Somalia and scrambling to help its special forces

BALEDOGLE MILITARY AIR BASE, Somalia — The U.S. military is scrambling to make up for lost time in Somalia after President Biden this spring reversed his predecessor’s order to pull American soldiers out of the country and returned hundreds of them to the fight against one of al-Qaeda’s most powerful global affiliates. The decision by…

Read More

Somaliland oo laga reebay shirka is-kaashiga Maraykanka iyo Afrika iyo sababta

Hargeysa. 8 December, 2022. (QJ)- Somaliland ayaa laga reebay shirka iskaashiga Maraykanka iyo Afrika akas oo dhawaan qabsoomi doona waxaana ka qayb gali doona dhammaan amdaxda qaaradda Afrika, oo uu ku jiro madaxweynaha Soomaaliya. Maamulka Muuse Biixi ayaa marar badan dacaayado la sameeyay iyo buun buunin ku sameeyay xidhiidh la sheegay in uu dhex mari…

Read More

Muuse Biixi oo Jabuuti u tegay meherka gabadh uu dhalay Ismaaciil Cumar Geele

Hargeysa. 7 December, 2022. (QJ)- Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Somaliland ayaa booqasho maalmo qaadanaysa ku tegay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaas oo uu kula kulmay madaxda dalkaas uguna horeeyo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele. Muuse Biixi ayaa ka qayb galaya berri meherka gabadh uu dhalay oo hore uu u qabi jiray wasiir xukuumadda…

Read More

Soomaaliya oo codsatay wadahadal ay la yeelato Somaliland

Muqdisho December 06, 2022 (SD) – Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheekh Maxamuod oo la kulmay Wakiilada Gaarka ah ee Turkiga iyo Norway ee Soomaaliya ayaa la wadaagay sida ay uga go’an tahay dib u soo celinta wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Madaxweynaha ayaa Turkiga iyo Norway uga mahadceliyay dedaaladooda arinkan la xiriira, diblomaasiyiinta labada dal ayaan…

Read More

Qorshihii Muuse Biixi ee Komishanka Doorashooyinka oo fashil ku dhow

Hargeysa. 6 December, 2022. (QJ)- Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamamaday ee Somaliland ayaa ku fashilmay qorshihii uu ka lahaa Komishanka Doorashooyinka Somaliland, balse weli wuxuu ku raad joogaa siduu u isticmaali lahaa kaadhka Komsihanka. Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa si cad u diiday in ay ururada la kulmaan ama ka qabtaan warqado codsi oo ay u qoreen…

Read More

Xogta khilaaf ballaadhan oo weli ka dhexeeya Muuse Biixi iyo M.Kaahin

Hargeysa. 2 December, 2022. (QJ)- Muddooyinkii ugu danbeeyay waxa soo baxayay wararka sheegaya in uu jiro khilaaf ballaadhan oo u dhexeeya Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin, kaas oo salka ku haya arimo uu saluugsan yahay Maxamed Kaahin. Warbaahinta Qurbejoog ayaa ogaatay xaqiiqada khilaafkan iyadoo uu jiro saluug ay qabaan Maxamed Kaahin iyo Cabdicasiis Samaale, balse…

Read More

Xogta kulamada Beesha Caalamka ee xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland

Hargeysa. 29 November, 2022. (QJ)- Xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay xukuumadda wakhtigeedu dhamaaday ee Somaliland iyo madaxda mucaaradka dalka. Safiirka Dawladda Denmark oo metelayay dhammaan xubnaha Beesha Caalamka marka laga reebo Maraykanka ayaa la kulmay dhinacyada. Dhanka xukuumadda, Beesha Caalamku waxay walaac xoogan ka muujiyeen is bed bedelka madaxweynaha…

Read More

Mucaaridka Somaliland oo ka digey qorshe uu maleegayo Muuse Biixi

Hargeysa November 28, 2022 (SD) – Madaxda mucaaridka Somaliland oo ka falceliyay warbixin laga diyaariyay sidii ay xukuumada xiligii la doortay ay dhamaatay ula macaamishay dibedbaxayaal lagu laayay dibaxyadii august dalka kadhacay ayaa sheegay in shakhsiyaadka denbiyada dilka, dhaawaca iyo jirdilka isugu jira ku kacay la xisaabtami doono. Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo warabaahinta…

Read More