TPLF oo Ereteriya ku eedaysay in ay jabinayso heshiiskii ay xukuumadda dhexe la gashay

Jigjiga. 20 November, 2022. (QJ)- Warbaahinta ku hadasha afka kooxda TPLF ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamada Ereteriya iyo dawladda dalkaasiba ay wadaan tallaabooyin lagu car qaladaynayo heshiiskii ay wada agadheen kooxda TPLF iyo xukuumadda dhexe ee dalka Itoboiya. Tigraygu waxya amr akle ku eedeeyeen Ereteriya in ayw ado dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka…

Read More

Beesha Caalamka oo weli hakinaysa tallaabooyinka mucaaradka iyo waxa ay wadaan

Hargeysa. 20 November, 2022. (QJ)- Beesha Caalamka ayaa weli wada dedaalo lagu xalinayo khilaafka ka taagan Somaliland iyadoo ay dalbadeen in ay mcuaaradku hakiyaan tallaaboyinka ay qaadi lahaayeen. Xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa saraakiisha mucaaradka ka dalbaday in ay hakiyaan bayaanada weedhaha kulul ku qoran isla markaana ay dajiyaan atageerayaashooda. Waxay u balan qaadeen…

Read More

Kulmiye oo ku baaqay in Sharciyada lagala noqdo Mucaaridka

Hargeysa November 19, 2022 (QJ) – Xisbul xaakimka Somaliland ee Kulmiye, ayaa kulan maanta ay Hargeysa ku yeesheen ka dib shaaciyay in xisbiyada mucaaradka ay lumiyeen sharciyadoodii, kadib markii ay dhawaan ku dhawaaqeen in ay kalsoonida kala noqdeen xukuumada. Xogeeyaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Faysal Cabdiraxmaan Madar, oo hadlay shirka guddida fulinta xisbigaa oo uu madaxweyne Biixi shir-guddoominayay…

Read More

Xasan Sheekh oo booqanaya degaano Shabaab laga saaray

Maxaas November 19, 2022 (QJ) – Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa Maanta si mug leh loogu soo dhaweeyay degmooyinka Maxaas iyo Baxdo ee gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Masuuliyiinta maamulgoboleedka Hir Shabeele iyo kuwa Galmudug oo ay horkacayaan Madaxweynaha Galmudug iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle,guddoomiyeyaal, Xildhibaano, masuuliyiin kale…

Read More

Muuse Biixi oo dhaleecayn wayn kala kulmay sawiro uu baahiyay

Hargeysa. 18 November, 2022. (QJ)- Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Somaliland ayaa maanta baahiyay sawiro muujinaya isaga oo faras saaran, isla markaana jooga deegaan u muuqday beerta ay isku haysteen Cismaan Dacas. Muuse Biixi ayaa dhaleecayn wayn kala kulmay baraha bulshada iyada oo la arkayay dadka oo ku mesaalaya hogaamiyayaasha kaligood taliyayaasha ah ee wadamo…

Read More

Waddani oo soo bandhigay dhukumantiyo been ah oo wasiir Cabdilaahi Abokor soo min-guuriyay

Hargeysa. 16 November, 2022. (QJ)- Xisbiga mcuaaradka ah ee Waddani ee Somaliland waxa uu maanta ka hadlay xaaladd Somaliland ee wakhtigan iyo sidoo kale xaalka dalka ee 5tii sanno ee uu talada hayay amdaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Somaliland, Muuse Biixi. Xoghayaha Guud ee xisbiga Waddani mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa si faahfaahsan uga hadlay…

Read More

Abiy Axmed oo ku dhawaaqay in uu diyaar u yahay hir-gelinta heshiiskii TPLF

Jigjiga. 16 November, 2022. (QJ)-  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u sheegay xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya inay ka go’an tahay heshiiski nabadeed oo uu kula gaadhay hoggaanka Tigray-ga waddanka Koonfur Afrika horraantii bishan, si loo soo afjaro colaadda dad badan lagu dilay ee laba sano ka socotay waqooyiga gobolka Tigray. Khudbad uu Salaasadii ka hor…

Read More

Mareykanka oo lacago hore leh duldhigay madaxda sare ee Al Shabaab

Muqdisho November 14, 2022 (SD) – Mareykanka ayaa goor dhaweyd shaacisay in kordhisey abaal marin lacageed oo uu horey u dul dhigay saddex hogaamiyeyaal oo ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab. Lacagaha raggan hore loo dul dhigay oo aheyd min shan milyan oo Dollar ayaa haatan la gaarsiiyey $10 milyan oo dollar midkiiba, taasoo la siinayo qofkii xog ka…

Read More

Dunida oo diidan awooda uu Muuse Biixi ku fadhiyo talada Somaliland

Hargeysa. 15. November, 2022. (QJ)- Warbaahinta dunidu waxay si wayn uga hadlaysaa xaaladda siyaasadeed ee Somaliland gaar ahaan muddo xileedka dastuuriga ah ee madaxweynaha Somaliland oo dhammaaday iyo khilaaf ballaadhan oo dalka ka jira. Dunidu waxay falanqaynaysaa mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay in aanay aqoonsanayn madaxweynaha muddo xileedkiisa dastuuriga ahi ku ekaa 13 November ee…

Read More

Qurbejoog oo ogaatay waxa ay is-yidhaahdeen Muuse Biixi iyo ergadii ka socotay

Hargeysa. 14 November, 2022. (QJ)- Ergadii ka timi madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Somaliland ee u kala dab qaadaysay mucaaradka iyo Muuse Biixi ayaa bixisay tafaasiil dheeraad ah oo ku aadan ergada ay wadeen. Qurbejoog oo helay xogta kulamada Muuse Biixi ay la qaateen ayaa ogaaday in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday uu aqbalay in laga…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo sheegay in madaxweynaha Somaliland aanu ergo diranin

Hargeysa. 14 November, 2022. (QJ)- Xisbiga Kulmiye ee xukuumadda wakhtigeedu dhamaaday ee Somaliland ay ka dhisan tahay ayaa maanta ka jawaabay go’aankii xisbiyada mucaaradka Somaliland ee ku aadanaa in aanay aqoonsanayn madaxweynaha Somaliland iyo xukuumadiisa maadama ay dhacday mudadeedu. Xoghayaha Abaabulka Xisbiga KULMIYE Saleebaan Siciid ayaa sheegay in Muuse Biixi aanu wax ergo ah u…

Read More

Tigrayga Itoobiya oo hubka laga dhigayo iyo waxa lagu heshiiyay

Jigjiga. 13 november, 2022. (QJ)- Dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigrayga ayaa kala saxeexday heshiis dejinaya qorshaha hir-gelinta heshiiskii nabadeed ee labada dhinac ay ku gaadheen waddanka Koonfur Afrika bishan.  Wakiillo ka kala socda dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF ayaa tan iyo Isniintii ku shirsanaa magaalada Nairobi, si ay heshiis uga gaadhaan dhinacyo kala duwan oo la…

Read More

Ciidamada Soomaaliya oo ka baxay deegaano ay hore alShabaab uga qabsadeen

Muqdisho. 13 nOVEMBER, 2022. (QJ)- Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud EE Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa deegaankaasi ay Xalay iskaga soo baxeen deegaankaasi. Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in sababta…

Read More

Xaaladihii ugu danbeeyay ee Somaliland oo xiisadi ka taagan tahay

Hargeysa. 13 November, 2022. (QJ)- Maanta waa 13 November 2022 oo ku beegan maalinta ay ku egtahay muddo xileedka dastuuriga ah ee madaxweynaha Somaliland, waxaanay maalintani timi iyada oo khilaaf cakiran oo xoogani uu Somaliland ka taagan yahay isla markaana uu u dhexeeyo xisbiyada mucaaradka ah iyo xukuumadda Somaliland. Kadib 13 November mucaaradka Somalialnd waxay hore…

Read More

Xogihii ugu danbeeyay ee xaaladda Somaliland iyo tallaabada mucaaradka

Hargeysa. 12 November, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayuu muddo xileedkiisa dastuuriga ahi ku egyahay 13 November oo maalinta berri ah ku beegan, xili muran siyaasadeed Somaliland ka jiro. Mucaaradka Somaliland ayaa la filayaa in maalinta berri ah ay hadlaan isla markaana go’aano culus ka qaataan xukuumadda Muuse Biixi. MAXAA LAGA FILI KARAA MUCAARADKA Mucaaradka Somaliland…

Read More