Hotel Villa Rose oo la weeraray
Muqdisho November 28, 2022 (SD) – Dagaalyanahayo la sheegay in ay ka mid yihiin kooxda Al Shabaab ayaa ilaa gabal dhicii caawa ka dhexdagaalamaya hotel Villa Rose oo aan maasfo durugsan u jirin Madaxtooyada Somalia. Hotelka oo ay ku shirayeen siyaasiyiin uu ka mid ahaa wasiirka amniga oo isagu dhaawac soo gaaray ayaa la sheegay in…
