Gudoomiyihii deegaanka Qoryoolay ee Soomaaliya oo la dilay
Muqdisho. 11 October, 2022. (QJ)- Wararka ka imanaya gobolka Shabeelada Hoose ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in Qarax lagu dilay gudoomiyihii degmada Qoryooleey. Sida wararku sheegayaan, Qaraxa lagu dilay gudoomiye Sayid Cali Ibraahim oo ahaa Miino nooca dhulka la galiyo ayaa ka dhacday goob uu gudoomiyaha ku sugnaa waxaana la geeriyooday mid kamid ah…
