Mareykanka oo shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada caalemiga ah

Washington October 19,2022 (SD) – Mareykanka ayaa maanta shaaciyay xayiraad dhanka maaliyadda ah oo ay ku soo rogtay shabakad qaabilsan fududeynta dhaqaalaha Al-Shabaab. Kaaliyaha Xoghayaha Sirdoonka Maaliyadda Mareykanka Brian E. Nelsonee ayaa sheegay in Maraykanku qaadday tillaabo ka dhan ah hub iyo dhaqaale-ururinta ee al-Shabaab ee Geeska Africa. Xubnaha Maanta xayiraad la saaray waxa ka mid…

Read More

Musiibo Soomaaliya ka dhacda oo laga digayo

Muqdisho. 19 October, 2022. (QJ)- Hal qof oo ilmo yar ah ayaa daqiiqad kasta la seexiyaa isbitaallada daawaynta nafaqo-darrada Soomaaliya, halkaas oo abaar ba’an ay khatar ku tahay inay sababto dhimashada carruurta heerka dhimashadooda aan la arkin nus qarni, sida uu sheegay afhayeen u hadlay hay’adda UNICEF Salaasadii shalay. James Elder oo shir jaraa’id ku qabtay…

Read More

Filmmaker Khadar Ayderus Ahmed on creating a legacy for Somalia

Hundreds of Somalis gathered in Dubai this weekend to watch The Gravedigger’s Wife, a powerful film by Khadar Ayderus Ahmed. The Finnish-Somali writer-director was there to screen his award-winning movie, which had its premiere at Cannes Film Festival last year, at Cinema Akil’s first Arab Cinema Week, which ended on Sunday. For 10 days, the programme by Cinema…

Read More

Soomaaliya oo Yurub kala hadashay dagaalka ay la gashay alShabaab

Muqdisho. 17 October, 2022. (QJ)- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Komishanka Midowga Yurub u qaabilsan gargaarka bani’aadannimada Janez Lenarcic. Kulanka oo ka dhacay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka ahna xarunta Midowga Yurub ayaa looga hadlay kordhinta kaalmada looga jawaabayo gurmadka abaaraha, si…

Read More

Minneapolis City Council member’s wife’s nonprofit reported feeding 2,500 children per day

The wife of Minneapolis City Council Member Jamal Osman incorporated a nonprofit that reported feeding 2,500 children per day under a federal program that’s been rocked by alleged fraud in Minnesota. Ilo Amba incorporated a nonprofit called Urban Advantage Services in November 2020, registering its office at the south Minneapolis home she shares with Osman. The…

Read More

Beesha Garxajis oo shirkii Burco iclaamisay

Hargeysa. 16 October, 2022.(QJ)- Salaadiin iyo madax dhaqameed kasoo jeeda beelwaynta Garxajis ayaa maanta Hargeysa kaga dhawaaqay shir ballaadhan oo ay iskugu imanayso beeshu. Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ka mid ah salaadiinta beesha ayaa ku dhawaaqay wakhtiga shirka. Suldaanku wuxuu hore ula socday Wasiir Siciid Sulub balse salaadiinta beesha ayaa ku guulaystay in uu…

Read More

Faahfaahinta qarax ka dhacay inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye

Muqdisho. 14 October, 2022. (QJ)- Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo maanta ka dhacay wadada dheer ee xidhiidhisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye, iyadoo qaraxa uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Sida wararku sheegayaan, qaraxa oo ahaa Miino wadada dhineceeda la galiyay ayaa qabsatay gaadhi Caasi ama Homey ah, waxaana saarnaa dad shacab ah ,…

Read More

Ujeedada safarka Raysalwasaaraha Soomaaliya ee Itoobiya

Muqdisho. 13 October, 2022. (QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ka sagootiyay Xubno katirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya halka Wasiiro kale iyo la taliyeyaal ay qeyb ka yihiin safarkiisa. Agaasimaha Warfaafinta…

Read More

Booliska Somaliland oo qabtay haweenay tacadiyo u gaysatay gabadh yar gudaha Hargeysa

Hargeysa. 13 October, 2022. (QJ)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen haweenay laga dhex arkayay muuqaal Baraha Bulshada qabsaday oo ah gabadh yar oo ay garaacayso gudaha magaaalda Hargeysa. War kasoo baxay booliska ayaa lagu yidhi: “Ciidanka Booliska JSL ayaa hawl-gal ay saaka Saladii subax sameeyeen gaar ahaan Saldhiga New…

Read More

Muuse Biixi oo ballanta kaga baxay xubno ka mid ah Beesha Caalamka

Hargeysa. 12 October, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa u jaray balan uu la lahaa xubno ka mid ah Beesha Caalamka oo Hargeysa ku sugnaa, iyadoo amakaag ku noqotay xubnaha sababta ku kaliftay Muuse Biixi arintaa. Biixi ayaa safiirka dawladda Finland ee Soomaaliya oo Hargeysa joogay meermeeriyay isagoo markii danbana la ballamay saacadda ku beegnayd bixitaanka…

Read More

TV-ga CBA oo xayiraada laga qaaday kadib lacag “baad ah” oo laga shubtay

Hargeysa. 11 October, 2022. (QJ)- Telefishanka CBA ama Codka Bariga Afrika ayay maanta xayiraada ka qaaday xukuumadda Somaliland, kadib lacago baad ah oo ay ka qaateen wasiiro xukuumadda Muuse Biixi ku abtirsada. Maamulka CBA waxay warbaahinta u sheegeen in laga qaaday adduun dhan $10,000 iyagoo aan garanahayn sabab looga qaaday lacagtaas. Wasiiro ay ka mid…

Read More

Dadka deegaanka Halleeya oo si adag u diiday damac Muuse Biixi iyo wasiiradiisu wateen

Hargeysa. 11 October, 2022. (QJ)- Dadka deegaanka Halleeya ee duleedka bari ee magaalada Hargeysa ayaa si adag ugasoo hor jeedsaday damaca xukuumadda Somaliland ee ah in dhulka deegaanka dawladdu la wareegto iyadoo la sheegay in Aag Warshadeed laga dhigayo. Dadka deegaanka oo uu suldaan u yahay suldaanka guud ee Somaliland, Suldaan Daauud Suldaan Maxamed, waxay sheegeen…

Read More