Maxay ka dhiganyihiin go’aamadii shirka Garxajis
Hargeysa. 29 October, 2022. (QJ)- Kadib shirkii kusoo xidhmay magaalada Burco we xarunta gobolka Togdheer ee beesha Garxajis, waxa si kordhaysa fal celinta ka dhalatay shirka ee ka imanaysa dadka Garxajis iyo sidoo Guud ahaan beelaha kale ee Somaliland. Hadaba warbaahinta Qurbejoog waxay tafsiir kooban ku samaysay saddexda qodob ee ugu muhiimsan shirka go’aan Ada…
