Xogta Soomaalida lagu la’yahay badda u dhaxaysa Turkiga iyo Giriiga
Muqdisho. 24 September, 2022. (QJ)- Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaa baadigoobaya ugu yaraan lix muhaajiriin ah oo lagu la’yahay jasiiradda Leros, sida ay sheegeen saraakiisha xeebaha dalkaas oo sidoo kale baadhaya shil kale oo la rumeysan yahay inuu kaas ka dambeeyay. Booliska Dekadda ee xeebta Leros ayaa helay 49 tahriibayaal Afrikaan ah, iyada oo sidoo…
