Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya oo si deg-deg ah Muqdisho uga degaya iyo sababta

Muqdisho. 10 September, 2022. (QJ)- Hogaamiyayaasha maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ayaa ku wajahan magaalada Muqdisho, iyagoo ka qeyb galaya shir ay la yeelanayaan madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo xal loogu raadinayo muran hadheeyay  dowladda dhexe iyo maamulada. Arinta keentay shirkan degdega ah ayaa ah si xal loogu helo khilaafka maaliyadeed ee dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada….

Read More

Dhaq-dhaqaaqyada maaliyadeed oo istaagay gudaha Somaliland iyo sababta

Hargeysa. 9 September, 2022 (QJ)- Gudaha Somaliland waxa istaagay meelaha qaarna gaabis galay dhammaan dhaqdhaqaaqyada maaliyadeed ee ka socda gudaha dalka, iyada oo sababtu tahay hubanti la’aanta Somaliland wajahayso ee ka dhalatay go’aanka Muuse Biixi ee ah doorashada ururada oo si khasab ah loo qabto. Warbaahinta Qurbejoog ayaa u kuur gashay waaxaha kala ah bangiyada…

Read More

Maxaa ka jira shirkadda sheegatay qamadida Yukrayn ugu deeqday Soomaaliya

Hargeysa. 9 September, 2022 (QJ)- Shirkadda daqiiqda soo saarta ee fadhigeedu yahay magaalada Berbera, alWataniyah, ayaa sheegtay in ay leedahay markab sida qamadi oo Yukrayn kasoo shiraacday. Markabka ayay dawladda Yukrayn sheegtay in uu u socda Soomaaliya oo ay ugu deeqeeen si xaaladaha abaarta wax looga qabto. Guddoomiyaha Shirkada Daqiiqda Al-Wataniya Axmed Faarax Xarbi, ayaa…

Read More

Mucaaradka Somaliland oo mar kale mudaharaado dhigaya

Hargeysa 9 September, 2022. (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa mar kale ku dhawaaqay in ay samaynayaan dibad baxyo waawayn oo lagu dalabanayo doorashada madaxtooyada oo wakhtigeeda lagu qabto, kadib dedaaladii dhex dhexaadinta oo dhammaan fashilmay. Baaqa mucaaradka Somaliland ayaa yimi kadib markii Muuse Biixi ku dhawaaqay isla markaana faray gudida doorashooyinka in ay qabtaan doorashada ururada…

Read More

Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay xubnihii Komishanka ee ay diideen

Hargeysa. 6 September, 2022 (QJ)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xubno saddex ah oo ka tirsan Komishanka Doorashooyinka, kuwaas oo ay hore u diideen. 70 xildhibaan oo kasoo xaadiray kalfadhiga maanta ayaa dhamaantoodba gacanta u taagay Muuse Xasan Yuusuf, Axmed Cismaan Xasan iyo Axmed Yuusuf Maxamed, oo kamid noqon doona Guddida Doorashooyinka Somaliland. Hadaba, madaxweyne…

Read More

Golaha Wakiilada Somaliland oo Kal-fadhiga 4aad ka reebay Xeer n.14

Hargeysa. 5 September, 2022. (QJ)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kasoo laabtay fasax ay ku maqnaayeen iyagoo guda galay Kalfadhiga 4aad ee Golaha. Ajandaha Kalfadhiga 4aad ayay xildhibaanadu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen, balse dad badan ayaa wax iska waydiinaya ajandayaasha oo xeerka ugu muhiimsanaa laga reebay. Xeer n.14 oo ah xeerka qeexaya arimaha muranku…

Read More

AlShabaab oo gubtay booyado shidaal oo loo waday saldhiga Maraykanka ee Ballidoogle

Muqdisho 4 September, 2022 (QJ)- Kooxda alShabaab ayaa sheegtay inay gubeen saddex gaadhi oo booyad ah oo shidaal u siday garoonka diyaaradaha ee deegaanka Balli-doogle, halkaas oo ay saldhig ciidan ku leeyihiin Maraykanku isla markaana lagu tababaro fadhina u ah ciidamada Danab ee Maraykanku tababaro. Afhayeenka howlgallada kooxda Alshabaab, Cabdicasiis Abuu Muscab, ayaa sheegay inay…

Read More

The PM of Somalia condemns Al Shabaab attack on civilians in Afar Irdood 

MOGADISHU Saturday, September, 3, 2022 (QJ) – Somalia Federal Government Prime Minister, Hamsa Abdi Barre send his deepest condolences to all the families that have lost their loved once last night that has been attacked and killed by Al-shabaab in Afar-Irdood, 35 kilometer South-east from Baledweyne, and also sent his deepest condolences to Somalia whole…

Read More