Taliye ka tirsan ciidamada Booliska Somaliland oo Kufsi lagu eedeeyay
Hargeysa (QJ) Xarunta Xuququl Insaanka Somaliland ayaa shaacisay eedo kufsi oo loo jeediyay loo jeediyay ciidamada Booliska Somaliland. Halkan hoose ka akhri xogta Eddaha

qurbejoog
Hargeysa (QJ) Xarunta Xuququl Insaanka Somaliland ayaa shaacisay eedo kufsi oo loo jeediyay loo jeediyay ciidamada Booliska Somaliland. Halkan hoose ka akhri xogta Eddaha
MOGADISHU- The World Bank approved $143 million in International Development Assistance (IDA)* financing to help vulnerable Somalis overcome the escalating drought and food insecurity conditions across the country. This additional financing to the existing Somalia Shock Responsive Safety Net for Human Capital Project (SNHCP), also known as Baxnaano (which means to uplift in Somali), will provide an extra boost to…
Channel 4 news has been hit with over 100 complaints from telly fans over Jamal Osman’s ‘Inside Al- Shabaab’ feature. Some viewers were dissatisfied with the broadcast and claimed it promoted terrorism and glorified terrorists. Channel 4 News has been hit with over 100 Ofcom complaints over Jamal Osman’s ‘InsideAl- Shabaab’ segment. A PetitionTo pull…
Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta la hadlay badi daneeyayaasha dawladnimada Somaliland oo ah saaxiibada Somaliland ka teegeera dimuqraadiyadda, amniga iyo dhaqaalaha. Muuse Biixi wuxuu habka fogaan araga kula hadlay diblomaasiyiintan: 1. Safiirka EU Tiina Intelmann, 2. Danjiraha Finland Pirkka Tapiola, 3. Danjiraha Faransiiska Aline Kuster Menager, 4. Danjiraha Sweden Per Lindgarde, 5. Safaaradda Maraykanka…
Muqdisho(QJ) Hay’adda xasaradaha caalamka ee magaceeda loo soo gaabiyo ICG ayaa warbixin ay soo saartay ku soo jeedisay in dagaalka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al Shabaab wadahadal lagu xallin karo. Warbixintan ay soo saartay hay’adda ICG ayey ku sheegtay in dagaalka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Al Shabaab ay ka dhasheen uun dhibaatooyin badan,…
Ergo is xilqaantay oo la kulmay madaxweynaha Somaliland isla markaana dhex dhexaadin waday ayaa faro madhan iyo waji gabax kala kulmay madaxweyne Muuse Biixi. Ergadu waxay ahaayeen cuqaal, salaadiin, culimo iyo wax garad kale oo rabay in ay xaliyaan khilaafka dhex yaala mucaaradka iyo muxaafadka. Qurbejoog ayay u xaqiijiyeen ilo wareedyo kulanka ka ag dhawaa…
Ergadii madax dhaqameedka ahayd ee isku xil qaantay dhex dhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradka ayaa saaka la kulmaya madaxweynaha Somaliland. Odayaasha ayaa marka hore kulan la leh wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland, kadibna waxay qasriga madaxtooyada kula kulmayaan madaxweynaha. Waa dedaaladii ugu danbeeyay ee lagu dhex dhexaadinayay mucaaradka iyo muxaafadka Somaliland oo isku haya goorta ay…
Taliyaha ciidamada booliska Somaliland ayaa la sheegay in uu qorshaynayo hawl gal ballaadhan oo weerar noqon kara, isla markaana ay booliska iyo cutubyo ka tirsan RRU ku qaadaan guriga uu xaafadda New Hargeisa ka degenyahay murashaxa madaxweynaha xisbiga Waddani. Daba-gale ayaa maalin ka hor soo saaray hayaan uu ku sheegayo in Cirro uu urursaday ciidamo…
Maanta magaalada Hargeysa waxa ka dhacay kulan ay yeesheen madaxda dhaqanka ee beesha Arab iyo madaxweynaha Somaliland, kaas oo uu dalbaday Muuse Biixi. Badi madaxda dhaqanka ee sida rasmiga ah ugu talisa beesha ayaa ka cudur daartay in ay tagaan madaxtooyada Somaliland, kadib Muuse Biixi oo shantii sanno ee uu xilka hayay aan hore ula…
San Deigo (QJ) – Khilaafka siyaasadeed ee Somaliland oo ka dhashay muranka doorooshooyinka madaxtooyada ayaa haatan gaaray halkii u sareeysay, ka dib kolkii dad aan la garanyen ay tiroba dhawr jeer weerareen guryaha madaxda sare ee Wadani, iyada oo ay weli xabsiyada ku jiraan masuuliyiin labada xisbi ka tirsan oo dhawaan ka qeybgalay isu soo bax…
Dhusamareb (QJ) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ka warbixiyay khasaaraha Al Shabaab lagu gaarsiiyay weerarkii ay ku qaadeen deegaanka Baxdo ee hoostaga Cadaado. Madaxweynaha ayaa sheegay in weerarkaasi Al Shabaab looga dilay 70 dagaalyahan ay ku jiraan saddex nin oo ajnabi ah uusan shaacin waddamada ay kasoo jeedaan. Madaxweyne Qoor Qoor oo…
Muqdishu (QJ) – Maamulada diyaaradaha ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in ay joojinayaan dhammaan duulimaadyada ay ku tagaan gudaha Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Sababta ay shairkadaha Duulimaadyadu tilaabadan u qaadeen ayaa ah cabasho ammaan oo ay qabaan diyaaraduhu, gaar ahaan marka ay ka degayaan gobolada Soomaaliya oo maamuladu diidaan hadii ay sidaan qof aan…
Hargeysa (QJ) – Magaalada Hargeysa waxa ku sii kordhaya weerarada lala beegsanayo guryaha ay degen yihiin madaxda mucaaradka Somaliland, iyadoo muddo laba todobaad gudaheed ah laba guri la weeraray. Hoyga uu Hargeysa ka degenyahay xoghayaha Guud Ee xisbiga Waddani, Khadar Xuseen Cabdi, ayaa taayir lagu hor gubay xalay, taas oo sababtay khasaare gaadhay albaabka guriga oo…
Wasiirkii hore ee warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa xalay ku xanuusaday gudaha jeelka Madheera oo maalmihii lasoo dhaafay uu ku xidhnaa. Cukuse ayaa la sheegay in naqasku qabtay kadibna uu xalay baaxaa-dagayay iyadoo aanu jirin wax gurmad ah oo loo fidiyay, sida Qurbejoog ay u sheegeen qareenada u doodayay. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse),…
Dawladda Ingiriiska ayaa taageerada ka joojisay ciidamada booliska ee Somaliland kadib mudaharaadkii todobaad ka hor Hargeysa ka dhacay oo tacadiyo ay gaysteen boolisku, sida ay sheegayaan xogo laga helay xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa iyo xukuumadda Somaliland. Ingiriiska ayaa ka cadhooday qaabka ay booliska Somaliland ugu tacadiyeen muwaadiniin si salmi ah u dibad baxaya, iyagoo amar…
Mucaaradka Somaliland waxay mar kale walaac xoogan u gudbiyeen Beesha Caalamka, kadib kulano ah Hargeysa kula qaateen. Masuuliyiinta ugu saraysa mucaaradka Somaliland ayaa Hargeysa kulamo gaar gaar ah kula qaatay danjiraha Finland oo ay ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyo muranka taagan. Xogo aanu kulamadan ka helnay waxay sheegayaan in xisbiyada mucaaradku ay walaac…
Hargeysa (QJ) – Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in madax ka tirsan xisbiyada Qaranka iyo Suxuufiyiin dhawaan laqabqabtay lagu jir dilay guddaha xabsiga Hargeysa. Komishanka ayaa sheegay in madaxda xisbiyada iyo suxuufiyiinta laga qabqabtay isu soobax salmi ahaa oo ka dhacay Hargeysa bishan June 9keedii. Policeka Somaliland ayaa dafiray in ciidamadu jirdil…
Murashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa ka guuray gurigii uu Hargeysa ku lahaa oo ku yaalay xaafadda Pepsi oo aan ka fogayn kaamboolka ay hay’adaha dawladdu ku jiraan iyadoo ay jiraan xeryo milatari oo ka ag dhow halkaas. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) wuxuu u guuray imika xaafadda Hodan Hills ee New Hargeysa oo…
Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargeysa ayaa maanta la hor keenay saraakiil ka tirsan mucaaradka Somaliland iyo laba saxafi oo xukuumadda Somaliland ay ka qabatay maalintii Khamiista ee todobaadkii hore mudaharaad ka dhacayay magaalada Hargeysa. Maxkamaddu waxay go’aamisay in 7 maalmood oo rummaan ah ama xabsi-kusii-hayn ah loo jaro dadkaas xukuumadda madaxweyne Biixi u xidhan,…
Hargeysa (QJ) – Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta markii ugu horraysay la horkeenay mas’uulliyiinta mucaaradka oo xabsiga ku jiray mudo todobaad ah. Masuuliyiintan ayaa xabsiga la dhigay ka dib kolkii ay ka qeyb qaateen mudaharaad salmi ahaa oo Khamiistii hore Hargeysa ka dhacay. Sidoo kale laba ka mid ah suxuufiyiin soo tebinayay dibed baxa oo…